Home » Archives by category » WARARKA SOOMAALIYA (Page 209)

DF oo xayirtay akoonada maamulka GALMUDUG

DF oo xayirtay akoonada maamulka GALMUDUG

Muqdisho (Caasimadda Online) – Warqad ka soo baxday xaafiiska hanta dhowraha guud ee qaranka ayaa lagu dalbaday in la hakiyo habka kharash bixinta maamul goboleedka Galmudug markii laga reebo bixinta mushaharaadka shaqaalaha iyo kharashka ku baxaya cii…

Aqalka Sare oo Guddi u magacaabay Sharciga doorashooyinka

Aqalka Sare oo Guddi u magacaabay Sharciga doorashooyinka

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabay Guddi ka shaqeyn doona Sharciga Doorashooyinka qaranka oo dhawaan la horgeyn doono Xildhibaanada Aqalka Sare.

Aqalka sare oo guddi u magacaabay Sharciga doorashooyinka

Aqalka sare oo guddi u magacaabay Sharciga doorashooyinka

Muqdisho (Caasimadda Online) – Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Magacaabay Guddi ka shaqeyn Sharciga doorashooyinka dalka oo lagu waddo in dhawaan la horgeeyo Aqalka Sare.Guddiggaan ayaa ka kooban 7 xubno…

Al-Shabaab oo saddex qof toogatay + Magacyada

Al-Shabaab oo saddex qof toogatay + Magacyada

Beledweyne (Caasimada Onlibe) – Dagaalyahannada Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay saddex nin ku toogtay gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya.Raggaan oo ay xukuntay maxkamad hootagta kooxdaasi ayaa toogashada lagula fuliyey deegaanka Bu…

Xildhibaan Mahad Salaad oo fariin culus u diray XAAF

Xildhibaan Mahad Salaad oo fariin culus u diray XAAF

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka Soomaaliya ayaa ka hadlay soo rogaal celinta Madaxweynaha Galmudug, Mudane Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ee ku aadan arrimaha doorashada maamulkaasi.Mahad Sal…

Golaha Shacabka oo ansixiyay Heshiiska Damaanad Qaadka Maalgeshiga

Golaha Shacabka oo ansixiyay Heshiiska Damaanad Qaadka Maalgeshiga

Xildhibaannada Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya,
ayaa maanta oo Sabtiya ansixiyay Heshiiska
Damaanad qaadka maalgashiga darafyada badan.

Mudanayaasha Golaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka, ayaa ka hor inta aysan ansixin, waxay d…

Memoirs of an SNM Veteran

Memoirs of an SNM Veteran

The long-awaited
memoirs of the literary historian and SNM veteran, Boobe Yuusuf Du’aleh, was
launched at Maansoor Hotel in Hargeysa.

 The book chronicles the tribulations of citizens and armed encounters between SNM fighters and the So…

Africom oo war cusub ka soo saartay duqeyntii Sh/HOOSE

Africom oo war cusub ka soo saartay duqeyntii Sh/HOOSE

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Africom ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyey duqeyn ay shalay diyaaradaha dagaalka Mareykanka ka fuliyeen gobolka Sh/Hoose.Warsaxaafadeed ka soo baxay Africom ayaa lagu sheegay in duqeynta oo ka dhacday duleedka d…

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo lagu dhawaaqayo

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo lagu dhawaaqayo

Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Guddiga farsamada ee maamul u dhisida Galmudug ayaa la filayaa in saacadaha soo socda uu ku dhawaaqo liiska 69 xildhibaan ee ka haray baarlamaanka maamulkaasi.Guddiga ayaa horay u shaaciyey liiska 20-ka xildhibaan ee A…

Shabaab oo saddex ruux ku toogtay Gobolka Hiiraan

Shabaab oo saddex ruux ku toogtay Gobolka Hiiraan

Ururka Al Shabaab ayaa fagaaro ku yaallo deegaanka Buq Aqable ee Gobolka Hiiraan, waxa ay ku toogteen Saddex ruux oo jaajuusnimo ay ku eedeeyeen.

Dadkaan Shabaab ay toogteen laba ka mid ah Jaajuusiin ayeey k…