Home » Archives by category » WARARKA SOOMAALIYA (Page 240)

Maamulka Gobolka Banaadir oo saxiixay mashruuc lagu caawinayo dan yarta ku nool Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir oo saxiixay mashruuc lagu caawinayo dan yarta ku nool Muqdisho

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Sadiiq Xirsi warfaa ayaa maanta kala saxiixday mashruuc lagu caawinayo dadka dan yarta ah ee ku nool Muqdisho.

Taliye Odowaa oo kormeeray Xerada Tababarka Har-qaboobe ee Guriceel

Taliye Odowaa oo kormeeray Xerada Tababarka Har-qaboobe ee Guriceel

Taliyaha Ciidamada Militariga Dowladda Federaalka Soomaaliya General Odawaa Yuusuf Raage oo shalay gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta  kormeer ku tegay Dugsiga Har-qaboobe ee Guriceel oo ka mid …

Maraakiib kusii jeeda Venezuela oo laga cabsi qabo inay dagaal ka dhex qarxiyaan Mareykanka iyo Iran

Maraakiib kusii jeeda Venezuela oo laga cabsi qabo inay dagaal ka dhex qarxiyaan Mareykanka iyo Iran

Tehran (Caasimada Online) – Wakaaladda Wararka Iran oo ku dhow ilaalada kacaanka ayaa werisay in ay jiri doonaan falcelin aan la mahdin haddii Dowladda Maraykanku ay “sida burcad badeed oo kale” ula dhaqanto Maraakiib Iran leedahay oo shidaal u sida V…

SOMALILAND PRESIDENT PARDONS PRISONERS

SOMALILAND PRESIDENT PARDONS PRISONERS

Hargeysa (PP News Desk) —  On the occasion of the 29th anniversary of the proclamation of Somaliland as a self-declared Republic on May 18 1991, President of Somaliland Muuse Biihi Abdi pardoned 365 prisoners convicted of minor offences.

A …

Wasiir Sadiiq Warfaa oo Duqa Muqdisho ku wareejiyay Mashruuc lagu caawinaayo dad badan (SAWIRRO)

Wasiir Sadiiq Warfaa oo Duqa Muqdisho ku wareejiyay Mashruuc lagu caawinaayo dad badan (SAWIRRO)

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada ayaa maanta Muqdisho ku kala saxiixday mashruuc lagu caawinayo dadka dant…

Kula lihi III (a iyo b) Qalinkii Xusseen Wadaad

Kula lihi III (a iyo b) Qalinkii Xusseen Wadaad

Waryaa hooy-hooy, adigaan kuu maqanahay ee i af-garo?  Aanse haddana ku weydiiyee weli ma i siisaywarbixin aan garan karo? Yac, Maxaan kuuweydiihaa, horma ma innagaaba isku duul ah. Warhooy iga dhaqaaq.
Kuye ”Maxaad ka waddaa”I af-garo”? Ayuu la…

Da’yarta Soomaaliyeed waxay u oomman yihiin, in si dhab ah oo aan laablakac ku jirin looga sheekeeyo, taariikhda halgamayaashooda dhabta ah

Da’yarta Soomaaliyeed waxay u oomman yihiin, in si dhab ah oo aan laablakac ku jirin looga sheekeeyo, taariikhda halgamayaashooda dhabta ah

Waxaa soo diyaariyay: Maxamed Xaaji Maxamed Xuseen (Maxamedeyn)
Qaybtii 8aad iyo halgankii S.Y.L., taariikhdaa kooban ee aan kaga soo sheekaynay halgankii xisbigii waddaniga ahaa ee S.Y.L., waxaan ka soo xigtay wareysiyo, qoraallo iyo buugaag, waxaan…

Muuse Biixi: “Xamar waxaan u aragnaa cadow maadama ay diideen Qarannimadeena..”

Muuse Biixi: “Xamar waxaan u aragnaa cadow maadama ay diideen Qarannimadeena..”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaannida ee Somaliland, ayaa sheegay in Somaliland ay cadow u aragta dowladda federaalka ee Soomaaliya, waxa uuna sheegay inysan dowladiidsa raali ka noqon doonin in gargaar loo soo marsiiyo Muq…

SAWIRRO: Diyaarado bilaabay buufinta Ayax dul dagay deegaano ka tirsan Puntland

SAWIRRO: Diyaarado bilaabay buufinta Ayax dul dagay deegaano ka tirsan Puntland

Diyaaradahaan oo dhawaan Dowladda Soomaaliya ay Puntland ku wareejisay ayaa waxaa ay buufinta Ayaxa Maanta oo Talaado ah ka bilaabeen deegaanka Godobjiraan ee Gobolka Nugaal.

Degaanka ay buufinta ka bilaabee…

Ciidanka Kenya oo saldhig cusub ku wareejiyey kuwa Jubaland iyo ujeedka ka dambeeya

Ciidanka Kenya oo saldhig cusub ku wareejiyey kuwa Jubaland iyo ujeedka ka dambeeya

Kismaayo (Caasimada Online) – Ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ee ka socda Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa in saldhig cusub oo laga hirgeliyey magaalada Dhoobley ay ku wareejiyeen ciidamada maamulka Jubbaland.Saldhigaan oo ah mid b…