Home » Archives by category » WARARKA SOOMAALIYA (Page 3)

C/weli Gaas oo ugu danbeyntii ka jawaabay baaqa dhigiisa Galmudug

Cadaado (Caasimada Online)-Waxaa goordhow magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ka degay wafdi ballaaran oo uu Hogaaminaayo C/weli Gaas. Wafdiga Hogaamiye Gaas ayaa isugu jira Wasiiro, Xildhibaano ka kala tirsan labada gole ee maamulka, waxaana lagu wadaa in magaalada Dhuusamareeb ay uga qeybgalaan shirka dhameystirka Heshiiska Galmudug iyo Ahlusunna. Wasiiro, Xildhibaano iyo qeybaha kale duwan […]

The post C/weli Gaas oo ugu danbeyntii ka jawaabay baaqa dhigiisa Galmudug appeared first on Caasimada Online.

Madaxweyne Gaas oo Si Balaaran loogu Soo Dhoweeyay Dhuusamareeb

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si weeyn loogu Soo Dhoweeyay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gal-Mudug. Madaxweyne Gaas… Sii akhri

The post Madaxweyne Gaas oo Si Balaaran loogu Soo Dhoweeyay Dhuusamareeb appeared first on Puntland Post.

Sawirro: Xaaf iyo Sheikh Shaakir oo si aan horay loo arag usoo dhaweeyay Shariif Xasan

Cadaado (Caasimada Online)-Hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goordhow ka degay Caasimadda Maamulka Galmudug ee Dhuusamreeb. Hogaamiyaha ayaa waxaa wehlinaayay mas’uuliyiin ka kala tirsan labada Gole ee maamulkiisa, waxaana Garoonka kusoo dhaweeyay dhigiisa maamulka Galmudug Iyo Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir. Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa horay u gaaray Madaxda Hirshabelle iyo […]

The post Sawirro: Xaaf iyo Sheikh Shaakir oo si aan horay loo arag usoo dhaweeyay Shariif Xasan appeared first on Caasimada Online.

Faahfaahin ku saabsan qarax qasaare geystay oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Warar dheeraad ah aya ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo Barqanimadii maanta ka dhacay deegaanka Tareedisho ee duleedka magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa ahaa nuuca Miinada dhulka lagu aaso, waxaa la sheegay in lala eegtay gaari Hilukis ah, oo marayay inta u dhaxeysa Kalaal iyo Al Biri ee deegaankaasi. Goobjooge la hadlay warbaahinta […]

DAAWO SAWIRADA: Shariif Xasan oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa gaaray  Caasimadda Maamulka Galmudg Ee Dhuusamreeb. Waxaa Garoonka Diyaarada Kusoo Dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug Iyo Madaxa Xukuumada Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir intaas Kadib Ayaa Waxaa Madaxweynaha Koonfur Galbeed Loo Gudbiyay Xarunta Gobolka Waxa Uuna Halkaasi Kula Hadlay Warbaahinta. Horay waxaa u gaaray Magaalada Dhuusamareeb Madaxda Hirshabelle iyo […]

QM oo sheegtay in Soomaaliya u baahan tahay $1.6 Bilyan

Xasan Cali kheyre Raisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Muqdisho kaga qeyb galay Kulan looga hadlayay Qorshaha Arimaha Bini’aadanimada Soomaaliya Ee 2018 oo ay soo qaban qaabisey Qaramada midoobey. Waxaa sidoo kale kulankaan ka qeyb galay  Masuuliyiin ka tirsan Qaramada midoobey Midowga Afrika ururo Caalami ah iyo Hay’adaha Xuquuqul insaanka Soomaaliya. Raisul wasaare Kheyre ayaa sheegay in Soomaaliya […]

Hoggaamiye ka tirsan Mucaaradka Dowladda Itoobiya oo laga sii daayay Xabsi

Addis Ababa (PP) ─ Xukuumadda Itoobiya ayaa maanta xabsiga kasii daysay hoggaamiyaha mucaaradka dalkaas, Merera Gudina oo muddo ka badan… Sii akhri

The post Hoggaamiye ka tirsan Mucaaradka Dowladda Itoobiya oo laga sii daayay Xabsi appeared first on Puntland Post.

Kheyrre “Waxbadan ayaa ka qabanay arimaha abaaraha iyo Bini-aadinimada.”

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyrre ayaa Muqdisho kaga qeyb galaya Kulan looga hadlayo qorshaha arimaha Bini-aadanimada Soomaaliya ee 2018 oo ay soo qaban qaabisey hay’adda Qaramada Midoobey. Kulanka Waxaa sidoo kale ka qeyb galaya mas’uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobey, Midowga Afrika, Ururo Caalami ah, Hay’adaha Xuquuqul insaanka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan […]

Madaxweynayaasha Puntland iyo K/Galbeed oo gaaray Dhuusamareeb.

Madaxweynayaasha Puntland iyo K/Galbeed ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweeay wufuud ay hoggaaminayeen. Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan Madaxa Xukuumada Gal-Mudug Ayaa ku soo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Dhuusamareeb iyo madax kale oo ka tirsan maamulka Ahlu Sunna. Wufuuda ayaa loo galbiyay halkii uu ka dhici lahaa shirka lagu soo […]

Qarax Khasaaro Dhaliyay Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaaro dhaliyay ah ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho. Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ah ayaa waxaa lala eegtay Gaari Cabdi Bile ah oo ay saarnayeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya xili uu marayay inta u dhaxeysa deegaanka Siinka-dheer iyo Tareedisho ee duleedka […]