Home » Archives by category » WARARKA SOOMAALIYA (Page 4)

Culimo ay soo qaban qaabisay Villa Somaliya oo shir ku leh Muqdisho

Culimo ay soo qaban qaabisay Villa Somaliya oo shir ku leh Muqdisho

Villa Somaliya ayaa maanta waxa ay soo qaban qaabisay Culimo taageersan dowladda Federalka Somaliya, si ay uga hadlaan arrimaha ammaanka & dib u heshiisiinta.

Mudooyinkii dambe dowladda Federalka Somaliya ayaa waxa ay …

Kheyre “Annaga cidna Xoog kuma maquunino Balse dhaqanka dowladnimo ayaa xoog iyo awood ah”

Kheyre “Annaga cidna Xoog kuma maquunino Balse dhaqanka dowladnimo ayaa xoog iyo awood ah”

Muqdisho (Caasimada Online)-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa markii ugu horeysay wareysi uu bixiyay wuxuu kaga hadlay caburinta lagu eedeeyo inay ku hayaan siyaasiyiinta iyo shacabka Soomaaliyeed.
Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa shee…

Mid kamid ah taliyaasha ciidamada Somaliland oo Yubbe lagu dilay

Mid kamid ah taliyaasha ciidamada Somaliland oo Yubbe lagu dilay

Wararka saaka ka imaanaya degmada Yubbe ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in shalay galab halkaasi lagu dilay taliye urur oo ka tirsan ciidamada Somaliland ee degmadaasi.

Taliyaha oo magaciisa lagu koobay G/dhexe Nayjeeri ayaa sida la xaqiijiy…

Dab ka kacay Bakhaar hub lagu kaydiyo oo ku yaal Gobolka Mudug

Dab ka kacay Bakhaar hub lagu kaydiyo oo ku yaal Gobolka Mudug

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Gobolka Mudug ee Bartamaha Somaliya, waxaa saaka dab uu ka kacay Bakhaar hubka lagu kaydiyo oo ay leeyihiin Ciidamada Maamulka Galmudug.

Bakhaarkaan ayaa wuxuu ku yaalla deegaan…

Dab ka kacay Bakhaar hubka lagu keydiyo oo ku yaala Gobolka Mudug

Dab ka kacay Bakhaar hubka lagu keydiyo oo ku yaala Gobolka Mudug

Gaalkacyo (Caasimada Online)-Wararka ka imaanaya deegaanka Docol ee gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu gubtay baqaar hubka lagu keydiyo oo ku yaala saldhiga dhexe ee deegaankaasi.
Dabka ayaa bilowday waaberigii saaka, waxaana lagu waramay…

Askar ka tirsan Ciidamada DF oo ku geeriyootay qaraxyo Al Shabaab ka fuliyeen Shabeelaha Hoose

Askar ka tirsan Ciidamada DF oo ku geeriyootay qaraxyo Al Shabaab ka fuliyeen Shabeelaha Hoose

Muqdisho (Caasimada Online)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo ka dhacay gobolka Shabeelaha Hoose, qaraxyadaasi oo lala eegtay ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Qaraxa Koowaad ayaa ka dhacay deegaanka Sabiib ee gobolka Shabeelaha Hoose …

Ra’iisul Wasaare Khayre oo beeniyay in Xukuumadda awood u isticmaasho mucaaradka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo beeniyay in Xukuumadda awood u isticmaasho mucaaradka

Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre oo Wareysi siiyay Tv-ga Universal, ayaa la waydiiyay Su’aal aheyd in mucaaradka dowladda awood u adeegsadaan, xilli mucaaradka aysan aheyn dad hubaysan.

Xasan Cali Khayre ayaa …

Video: ‘Qoyska leh dhulka’ ay isku hayaan dowladda iyo Muuse Suudi oo xog yaab leh soo bandhigay

Video: ‘Qoyska leh dhulka’ ay isku hayaan dowladda iyo Muuse Suudi oo xog yaab leh soo bandhigay

Muqdisho (Caasimada Online) – Qoyksa Marxuum Maxamed Cali Dacar oo ahaa siyaasi hore oo ka tirsanaa ururkii SYL iyo dowladii rayidka ayaa ka hadlay dhulka mirinaayada ee degmada Cabdi Casiis oo ay isku hayaan dowladda iyo Xaaji Muuse Suudi.
Dhulkan o…

Wasaaradda Betroolka DF oo isku koobtay wax ka bedelka sharciga shidaalka iyo khubaro la ceyriyey

Wasaaradda Betroolka DF oo isku koobtay wax ka bedelka sharciga shidaalka iyo khubaro la ceyriyey

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Betroolka iyo macdanta ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney isku koobtey wax ka bedelka sharciga shidaalka, iyada oo shirkii ugu dambeeyey ee ka dhacay Djibouti 17-kii bishan aaney ka…

Galeyr: “Somaliland wey na laysay iyadoo qabaa’il ah”

Galeyr: “Somaliland wey na laysay iyadoo qabaa’il ah”

Hargeysa (Caasimada Online) ― Dr. Cali Khaliif Galeyr ayaa maanta mar kale ka hadlay heshiiskii u dhaxeeyey Khaatumo iyo Somaliland ee sanadkii 2017 ka dhacay magaalada Caynaba.
Cali Khaliif, ayaa waxa uu sheegay in xiligan Somaliland looga baahan-ya…