Home » Archives by category » WARARKA SOOMAALIYA (Page 5)

Deg deg:-  Xumnihii Gudiga Dorashoyinka Galmudug  Ee Dowladda  oo Dhuusa Mareeb Imaanaya

Deg deg:- Xumnihii Gudiga Dorashoyinka Galmudug Ee Dowladda oo Dhuusa Mareeb Imaanaya

Deg deg:- Xumnihii Gudiga Dorashoyinka Galmudug Ee Dowladda oo Dhuusa Mareeb Imaanaya

Wararka ka imaanaya Magaalada Dhusa mareeb Ee Caasimada Galmudug ayaa sheegaya in Halkaa Maanta ay ku Wajahan yihiin Xumnaha Gudiga Farsamada Maamul udhis…

Baarlamaanka Federaalka oo Wasiirka Maaliyadda XF Soomaaliy ku eedeeyey in uu Shisheeye u shaqeeyo.

Baarlamaanka Federaalka oo Wasiirka Maaliyadda XF Soomaaliy ku eedeeyey in uu Shisheeye u shaqeeyo.

Mudanayaasha baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo shalay dood ka yeeshay arrimaha la xariira dhaqaalaha dalka ayaa si ba’an u dhaleeceyey wasaaradad Maaliyadda Xukuumadda oo ay sheegeen in aysan qaban shaqooyin badan oo ku jiray miisaaniyadi…

Weerar kooxda Al-Shabaab ay la beegsan rabeen Uhuru Kenyatta oo la fashiliyey

Weerar kooxda Al-Shabaab ay la beegsan rabeen Uhuru Kenyatta oo la fashiliyey

Nairobi (Caasimadda Online) – Hey’adda Sirdoonka dalka Kenya ayaa shaacisay inay fashilisay weeraro qorsheysan oo kooxda Al-Shabaab ka fulin rabtay gudaha dalka Kenya.Hey’adda Sirdoonka ayaa sheegtay inay weerareen kowdii October guri ay Kooxda Al-Shab…

Dowladda Puntland oo 200,000 kun oo Dollar ku bixinaysa dhismaha garoonka kubadda cagta Boosaaso

Dowladda Puntland oo 200,000 kun oo Dollar ku bixinaysa dhismaha garoonka kubadda cagta Boosaaso

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni  shalay galab  ka qeyb-galay munaasabad ciyaar saaxiibtinimo
oo u dhexaysay labo naadi oo ka tirsan kuwa gobolka bari ayaa shaaciyay in
dowladda Puntland ay lacag dhan $ ($200,000 (laba b…

Kismaayo: Ciidamo guryaha kala baxay dhowr dhallinyaro

Kismaayo: Ciidamo guryaha kala baxay dhowr dhallinyaro

Kismaayo (Caasimada Online) – Waxay faah faahin ka soo baxaysaa hawlgal qorsheysan oo Ciidamada Jubbaland ay shalay ka sameeyen qaybo ka mid ah xaafadda Calanley ee Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.Ciidamada Booliska & Nabad Sugg…

DF Somalia oo billaabeysa barnaamij lid ku ah kan Kala-Maan ee idaacada Kulmiye

DF Somalia oo billaabeysa barnaamij lid ku ah kan Kala-Maan ee idaacada Kulmiye

Muqdisho (Caasimada Online) – Maamulka Idaacadda Kulmiye oo ka mid ah idaacadaha madaxa banaan ee ka howlgala dalka ayaa si kulul uga jawaabay go’aan uu ku dhawaaqay wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.Go’…

Tarsan oo beeniyay in Safiirka Mareykanka ee Kenya uu Madaxweyne Farmaajo la kulmay

Tarsan oo beeniyay in Safiirka Mareykanka ee Kenya uu Madaxweyne Farmaajo la kulmay

Danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, Danjiraha Somaliya u joogga dalka Kenya ayaa beeniyay in Safiirka Mareykanka ee Kenya uu la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), xilligii uu booqanayay Magaala…

Hirshabelle oo sheegtay in la jooggo xilligii ay dadkeeda isu gurman lahaayen

Hirshabelle oo sheegtay in la jooggo xilligii ay dadkeeda isu gurman lahaayen

Hirshabelle ayaa sheegtay in la jooggo xilligii ay dadkeeda isu gurman lahaayen, maadaama Webiga Shabelle uu ku fatahay deegaano badan, dadkiina ku khasbay in ay guryahooda ka barakacaan.

Xasan C/qaadir Muudey, La taliyaha Qaybt…

DF oo beenisay hadalkii safiirka Mareykanka ee Kenya

DF oo beenisay hadalkii safiirka Mareykanka ee Kenya

Nairobi (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay in safiirka Mareykanka ee Kenya, Kyle McCarter uu Muqdisho kula kulmay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kalana hadlay in Soomaaliya ka laabato kiiska badda ee horyaalla maxkamadda c…

Somalia Floods Update

Somalia Floods Update

Rainfall activities persisted in the second and third weeks of October inside Somalia and within the eastern Ethiopian highlands. The rains have replenished water sources leading to a reduction of water stress and boosted both pasture growth …