Home » Archives by category » WARARKA SOOMAALIYA (Page 62)

Puntland Minister of Environment dies of covid-19 in Mogadishu.

Puntland Minister of Environment dies of covid-19 in Mogadishu.

Puntland Minister of Environment, Agriculture and Climate Change Ismail Diriye Gama-did, has died after contracting the novel coronavirus.Gama-did died on Monday at a hospital in Mogadishu days after he tested positive for COVID-19 in the town of…

Xidig oo shaaciyey inay furayaan dacwad ka dhan ah Madeira kadib ‘gefkii uu u gaystay’ beel Soomaaliyeed

Xidig oo shaaciyey inay furayaan dacwad ka dhan ah Madeira kadib ‘gefkii uu u gaystay’ beel Soomaaliyeed

Kismaayo (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdirashiid Xidig, oo ka mid ah siyaasiyiinta is-beddel doonka Jubaland ee la heshiiyey Axmed Madoobe, ayaa sheegay inay furi doonaan gal dacwadeed ka dhan ah wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Fra…

Kooxda Kata’ib Xizbullah oo iclaamisay howl-gallo laga fuliyo gudaha Sacuudiga

Kooxda Kata’ib Xizbullah oo iclaamisay howl-gallo laga fuliyo gudaha Sacuudiga

Baghdad (Caasimada Online) – Mas’uul sare oo ka tirsan maleeshiyaadka Kata’ib Xizbullah ee dalka Ciraaq ayaa ku baaqay in howlgallo jihaadi ah laga fuliyo Sacuudi Carabiya, isagoo sheegaya in weerarro Sacuudiga dhexdiisa ah keliya ay meesha ka saari k…

Ilhaan Cumar oo Gaartay Guul Siyaasadeed, kuna guulaysatay kursiga ay ku matasho Xisbigeeda.

Ilhaan Cumar oo Gaartay Guul Siyaasadeed, kuna guulaysatay kursiga ay ku matasho Xisbigeeda.

Waxaa soo idlaaday codbixinta isreeb-reebka Xisbiga Dimuqraadiga Mareykanka oo ku saabsaneen kursiga ay ku matasho Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ah Gabar ka dhex muuqata siyaasadda dalkaas.

Codbixinta ayaa loo qabtay hab Online ah, maadaama dalkaas uu …

Jubbaland forces repulse Al-Shabaab attack at training camp in Dhobley

Jubbaland forces repulse Al-Shabaab attack at training camp in Dhobley

Heavy fighting has erupted in Lower Jubba region, southern Somalia, when heavily armed Al-Shabaab fighters attacked Academia Military Post in the outskirts of Dhobley town on Sunday night.Jubaland security forces Deputy Commander, Mohamed Abdullahi Ko…

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Saldhig Ciidamada Jubaland ku leeyihiin Dhoobley.

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Saldhig Ciidamada Jubaland ku leeyihiin Dhoobley.

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa waxay weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada maamulka Jubbaland ku leeyihiin Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose.

Weerarka ayaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa muddo socday, iyadoona…

Puntland Political Associations Face An Uphill Task

Puntland Political Associations Face An Uphill Task

Your report on Puntland political associations (Puntland Political Associations and the Road Ahead, PPM, April ) touched on issues that politicians should address before people take the democratisation initiative seriously.

P…

Kiisaska Covid-19 ee Caalamka oo gaaray 5.5 Milyan iyo sida ay u kala sareeyaan Qaaradaha.

Kiisaska Covid-19 ee Caalamka oo gaaray 5.5 Milyan iyo sida ay u kala sareeyaan Qaaradaha.

Maalin waliba waxaa la diiwaangeliyaa kiisas cusub, dhimasho iyo dadka ka caafimaaday Cudurka Coronavirus guud ahaan Caalamka, saacadaha qaar waxaa kala bara Dhimashada iyo dadka caafimaaday.

Ol-ole caalami ah oo looga daba-tagayo cudurka ayaa ka so…

Wasiir Gama’diid: Tacsi ka socoto Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Dalka New Zealand

Wasiir Gama’diid: Tacsi ka socoto Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Dalka New Zealand

Wasiir Ismaaciil Gama’diid tariikh dheer oo la soo koobi karin ayuu ku lahaa wadanka New Zealand oo ka mid ah in uu ahaa madaxweynaha Masaajidka Gobolka Waikato, gaar ahaan magaalda Hamilton ee New Zealand mudo dhowr iyo toban sano.

Gama’dii…

Gama’diidna maynaga baxay!

Gama’diidna maynaga baxay!

Geeridu waa xaq, san-ku-neefle walbaa maro, mar bayse kadis kugu noqotaa ood ka naxdaa, murugo iyo tiiraanyo ku dhaxalsiisa, waa tay Soomaalidu horey u tiri: geeri aqoon bay kugu dishaa!

Subaxaan saaka ah, waxaan ka warhelay in Ismaaciil Diiriye…