Home » Archives by category » WARARKA SOOMAALIYA (Page 63)

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay taliyaha qeybta Booliiska gobolka Sanaag

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay taliyaha qeybta Booliiska gobolka Sanaag

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa taliye cusub u magacaabay qeybta Booliiska gobolka Sanaag.

Xeer-madaxweyne oo sumaddiisu tahay Lr-77 soona baxay xalay ayaa taliyaha qeybta Booliiska gobolka Sanaag loogu magacaabay …

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyeyaal Ciidan

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyeyaal Ciidan

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa waxaa taliyeyaal loogu Magacaabey qeybta Booliska ee Gobolada Nugaal iyo Sanaag ee Maamulka Puntland.

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni aya…

Video: Xasan Sheekh oo si kulul uga hadlay Xoogagga Waddaniyiinta FARMAAJO

Video: Xasan Sheekh oo si kulul uga hadlay Xoogagga Waddaniyiinta FARMAAJO

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul ugu hadlay Xoogagga Waddaniyiinta Farmaajo ee maalmahan aadka loo hadal hayey kadib markii ay ku fashilmeen banaan-bax uu madaxweynaha amray oo ay qorshe…

CC SHAKUUR: “Somaliland wax loo reebtay ma lahan”

CC SHAKUUR: “Somaliland wax loo reebtay ma lahan”

Hargeysa (Caasimada Online) ―  Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa ka hadlay waxyaabaha hor-taagan inay dib u furmaan wada-hadalada dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland.Cabdiraxmaan ayaa s…

Dadkii ay soo masaafurisay Jubaland ee ay dib u celisay DF oo dalbaday badbaado

Dadkii ay soo masaafurisay Jubaland ee ay dib u celisay DF oo dalbaday badbaado

Kismaayo (Caasimada Online) – Qaar kamid ah dadkii Shalay laga soo masaafuriyay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose islamarkaana ay dib u celisay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dalbaday in dowladda ay dib uga laabato go’aankaasi.Dad…

Xog: Dacwad ka dhan ah guddoomiyaha Diinsoor oo ka billaabaneysa Baydhaba

Xog: Dacwad ka dhan ah guddoomiyaha Diinsoor oo ka billaabaneysa Baydhaba

Baydhaba (Caasimada Online) – Warar ay heshay Caasimada Online ayaa xaqiijinaya in ehelada dad lagu laayay degmada Diinsoor ee gobalka Bay ay dacwad ka dhan ah guddoomiyaha Diinsoor ka billaabeen magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay.Dadkaan ayaa k…

Open letter to the Emir of Qatar: Has the news from Jubaland reached you?

Open letter to the Emir of Qatar: Has the news from Jubaland reached you?

Your Highness Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani,I write to you to deliver a message from the besieged people of Jubbaland, Somalia. Have you heard about the brutal blockade imposed on the people of Jubaland by the rogue Mogadishu-based government that mi…

Madaxweyne Deni oo magacaabay Taliyaha Booliska Nugaal

Madaxweyne Deni oo magacaabay Taliyaha Booliska Nugaal

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Taliye cusub u magacaabay qaybta Booliska gobolka Nugaal.

Madaxweyne Deni ayaa Taliyaha qaybta gobolka Nugaal u magacaabay G/Dhexe Muumin Cabdi Shire, oo horay u ahaa Taliye ku xigeenka ciida…

DF oo SHATIGA duulimaadyada dalka kala laabatay shirkadda Jubba Airways

DF oo SHATIGA duulimaadyada dalka kala laabatay shirkadda Jubba Airways

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ruqsadii duulimaadyada dalka kala laabatay shirkadda duulimaadyada Jubba Airways oo lagu eedeeyay in shatigeeda ay ku duulaysay diyaaraddi shalay ka degtay magaalada Kismaayo.Ilo-wareedy…

Villa Somalia oo shaacisay habraaca doorasho cusub oo laga qabanayo Jubaland

Villa Somalia oo shaacisay habraaca doorasho cusub oo laga qabanayo Jubaland

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay qorshaha soo xulista xubnaha Baarlamaanka 2-aad iyo doorashada madaxweynaha Jubbaland ee 2019,ka, ka dib markii horay Wasaaradda ay u qaadacday natiijada doorashooyinkii k…