Home » Archives by category » WARARKA SOOMAALIYA (Page 64)

Coronavirus uu kusoo laba kacleeyey Soomaaliya iyo wararkii ugu dambeeyay kiisaska

Coronavirus uu kusoo laba kacleeyey Soomaaliya iyo wararkii ugu dambeeyay kiisaska

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda caafimaadka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay kiisas cusub oo la xiriir cudurka safmarka ah ee Coronavirus, kaasi oo muddooyinkii dambe hoos u dhacayay. Kiisaska cusub ee wasaaradda ay diiwaan-gelisay ayaa waxay gaarayeen 28-qof, kuwaasi oo ku kala sugnaa magaalada Muqdisho iyo maamulka Hirshabeelle, iyada oo tirada u badan laga […]

Coronavirus uu kusoo laba kacleeyey Soomaaliya iyo wararkii ugu dambeeyay kiisaska

Coronavirus uu kusoo laba kacleeyey Soomaaliya iyo wararkii ugu dambeeyay

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda caafimaadka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay kiisas cusub oo la xiriir cudurka safmarka ah ee Coronavirus, kaasi oo muddooyinkii dambe hoos u dhacayay. Kiisaska cusub ee wasaaradda ay diiwaan-gelisay ayaa waxay gaarayeen 28-qof, kuwaasi oo ku kala sugnaa magaalada Muqdisho iyo maamulka Hirshabeelle, iyada oo tirada u badan laga […]

Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Tuulada Delft ee wadanka South Afrika

Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Tuulada Delft ee wadanka South Afrika

Cape Town (Caasimadda Online) – Tuulada Delft ee ka tirsan magaalada Cape Town ee dalka South Afrika waxaa xalay lagu dilay allaha u naxariistee C/llaahi Maxamed Xuseen oo ka mid ahaa ganacsatada Soomaalida ee halkaas ka shaqeysta. Wariye ku sugan Cape Town ayaa noo warramay, wuxuun sheegay in muwaadinka la toogtay isla markaana kooxo aan […]

Kenya’s Disingenuous Request to the International Court of Justice

Kenya’s Disingenuous Request to the International Court of Justice

Mogadishu (PP Editorial) —  The Kenyan government asked for the International Court of Justice to postponing the hearing on the maritime dispute between Kenya and Somalia. It cites a constitutional crisis in Mogadishu as a reason for the hearing to take place when political uncertainties in Somalia come to an end. Kenya’s legal advisors treat the […]

Jaamacada Carabta oo gacan ka geysanayso qabsoomida shirka 15 Febrayo iyo Bayaan ay soo saartay. .

Jaamacada Carabta oo gacan ka geysanayso qabsoomida shirka 15 Febrayo iyo Bayaan ay soo saartay. .

Bayaan Jaamacada Carabta laga soo saaray ayaa lagu booriyay Hogaamiyaasha Somalida inay garaan Xal waara oo Dalka uga qabsoomo Doorashoyinka Guud. Bayaanka waxaa lagu yiri “Jaamacada Carabta waxay indhaha ku haysaa Xaalada Siyaasadeed ee Somalia” Bayaanka waxa uu intaa ku darayaa in Jaamacada Carabta ay si buuxda u taagersantahay inaan wax laga badelin heshiiskii 17ka […]

Shil gaari oo qasaaro badan geystay ayaa ka dhacay dalka Mareykanka.

Shil gaari oo qasaaro badan geystay ayaa ka dhacay dalka Mareykanka.

Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay dad kale oo badana waa ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay magaalada Fort Worth ee gobalka Taxes ee dalka Mareykanka. Shilkan ayaa waxaa ku lug leh in ka badan boqol gaari kuwaas oo marayay wado weyn oo dhowr jiho isku dhaafta. Gaadiidka oo isugu jiray xamuul […]

Warsaxaafadeed : Ururada bulshada rayidka oo soo jeediyay in Muqdisho lagu qabtaa shirka lagu baaqay.

Warsaxaafadeed : Ururada bulshada rayidka oo soo jeediyay in Muqdisho lagu qabtaa shirka lagu baaqay.

Ururada Bulshada Rayidka ayaa soo dhoweeyay shirka lagu baaqay 15 February in l qabto si loo xaliyo muranka ka taagan arimaha doorashooyinka Soomaaliya. Waxay soo jeediyeen in Shirka lagu qabto Muqdisho, in wakiilo ka socda bulshada rayidka qeyb ka noqdaan iyo dhammaan dhinacyada aan looga maarmin. Dhanka kale Waxay sidoo kale soo jeediyeen in la […]

Waa maxay sababta ay KENYA markii saddexaad dib ugu dhigtay dacwadda badda?

Waa maxay sababta ay KENYA markii saddexaad dib ugu dhigtay dacwadda badda?

Nairobi (Caasimdda Online) – Dowladda Kenya ayaa mar kale jawaab ka bixisay hadalkii wasiirka warfaafinta dowladda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe kaas oo warbaahinta Muqdisho u sheegay hadal uu ku durayo dowladda Kenya. Cismaan Abuukar Dubbe wuxuu sheegay in Kenya ay ku doodeyso ineysan dowlad sharci ah ka jirin Soomaaliya, sidaas darteedna ay markii saddexaad dib ugu […]

Ururada bulshada rayidka oo ka hor yimid qorshaha DF ee doorashada

Ururada bulshada rayidka oo ka hor yimid qorshaha DF ee doorashada

Muqdisho (Caasimadda Online) – Ururada bulshada rayidka ah ayaa ka hor yimid qorshaha ay waddo dowladda Soomaaliya ee ah in shirka looga arrinsanayo arrimaha doorashooyinka lagu qabto magaalada Garowe, waxeyna ku baaqeen in la isugu yimaado magaalada Muqdisho. Ururada Bulshada rayidka ah waxey soo jeediyeen in shirka lagu qabto Muqdisho, loona ogolaado iney xubno ku […]

James Swan oo warbixin la xariirta Soomaaliya siiyey ku-xigeenka Abiy Axmed

James Swan oo warbixin la xariirta Soomaaliya siiyey ku-xigeenka Abiy Axmed

Addis Ababa (Caasimada Online) – Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa war kasoo saartay wadahadal maanta qadka talefanka ku dhex maray Ra’iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya ahna wasiirka arrimaha dibadda dalkaas Demeke Mekonnen iyo wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan. Labada dhican ayaa si qota dheer uga wadahadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya iyo guud ahaan […]