Home » Archives by category » WARARKA SOOMAALIYA (Page 66)

Sidee Cali Gaab uga bad-baaday qarixii saaka lala eegtay gaarigiisa?

Sidee Cali Gaab uga bad-baaday qarixii saaka lala eegtay gaarigiisa?

Muqdisho (Caasimada Online) – Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) oo ka mid ah saraakiisha ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faah faahin ka bixiyey qarax gaarigiisa saaka lagula eegtay agagaarka isgoyska Banaadir ee magaalada caasimada ah ee Muqdisho.Cali …

Taliye Cali Gaab oo ka hadlay isku day dil uu ka badbaaday

Taliyaha hoggaanka Caafimaadka ciidamada Booliska Somaliya Jeneraal Cali Xersi Barre Cali Gaab, ayaa ka badbaaday isku day dil oo lala damacsanaa, kadib qarax lala eegtay gaarigiisa.

Cali Gaab oo ka hadlay Q…

AMISOM oo madaafiic ku garaacday xaafado ay dagan yihiin dad shacab ah

AMISOM oo madaafiic ku garaacday xaafado ay dagan yihiin dad shacab ah

Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM ay madaafiic ku garaaceen deegaanka Shalanbood ee gobolkaasi, gaar ahaan xaafado ay dagan yihiin dad rayid ah.Guddoomiyaha …

Sawirro: Puntland oo walxaha qarxa ku soo bandhigtay Boosaaso

Sawirro: Puntland oo walxaha qarxa ku soo bandhigtay Boosaaso

Garoowe (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka ee dowlad goboleedka Puntland howlgallo ka sameeyey gudaha magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay qaraxyo nooca miinada dhulka lagu aaso, islamarkaana laga hago meelaha fog-fog.Taliyaha qeybta Boolisk…

Shir xasaasi ah oo laga yeeshay saameynta dhaqaale Covid-19 ee Soomaaliya

Shir xasaasi ah oo laga yeeshay saameynta dhaqaale Covid-19 ee Soomaaliya

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay guddoomiyey shirka joogtada ah ee guddiga qaran ee xakameynta Coronavirus, kaas oo looga hadlay saameynta uu cudurka ku yeeshay dhaqaalaha dalka.Shirka oo …

17-KII SANO EE DIB-U-YAGLEELKA DAWLADNIMADA SOOMAALIYA 2000-2017

17-KII SANO EE DIB-U-YAGLEELKA DAWLADNIMADA SOOMAALIYA 2000-2017

Carta, Djibouti 2000 Toban sano oo kala haad ah kadib waxaa dib u bilaamay abaabul cusub oo Dawladnimo. Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa fidiyey gacan walaal oo gogol fidsan dhigay Magaalada Carta ee Djibouti 2000. Shir aad u bala…

Wararkii u dambeeyay ee qaraxyo ka dhacay Muqdisho iyo Shalan-bood

Wararkii u dambeeyay ee qaraxyo ka dhacay Muqdisho iyo Shalan-bood

Ugu yaraan hal askari ayaa ku dhintay saddex kalena waa ku dhaawacmeen qarax miino oo saaka ka dhacay degmada Hodan ee gobolka Banaadir sida laga soo xigtay mas’uuliyiinta degmadaasi.

Qaraxa ayaa lala beegsaday sarkaal lagu magacaabo Gen.  …

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho & wararkii ugu dambeeyey

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho & wararkii ugu dambeeyey

Muqdisho (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax khasaare geystay oo goor dhow ka dhacay agagaarka isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho, kaas oo lagu soo warramayo in lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda.Qaraxa oo ahaa…

Madaxweyne Qoor Qoor oo ka warbixiyay Qorshayaashiisa ugu muhiimsan

Madaxweyne Qoor Qoor oo ka warbixiyay Qorshayaashiisa ugu muhiimsan

Madaxweyne Qoor Qoor

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo xalay hadal ka jeediyay Magaalada Dhuusamareeb ayaa ka warbixiyay Arrimaha ugu muhiimsan ee u qorshaysan in uu wax ka qabto.

Madaxweyne Qoor Qoor ay…

Laamaha Amniga Puntland oo fashiliyay Qarax lagu aasayay Boosaaso

Laamaha Amniga Puntland oo fashiliyay Qarax lagu aasayay Boosaaso

Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Bari oo kaashanaya Ciidanka PSF ayaa xalay fashiliyay Qarax nooca dhulka la geliyaa oo ay aasayeen kooxo looga shakisanyahay Al-shabaab iyo Daacish.

Qaraxaas oo la doonayay in lagu aaso bartamaha Magaalada Boosaa…