Home » Archives by category » WARARKA SOOMAALIYA (Page 68)

Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay deegaano ku yaalla SH/DHEXE

Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay deegaano ku yaalla SH/DHEXE

Jowhar (Caasimada Online) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Xoogga dalka ay howl-gallo ballaaran oo ka dhan ah dagaalyahanada Al-Shabaab ka sameeyeen qeybo ka mid ah gobolkaasi. Howl-gallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa si gaar ah ciidamadu waxa ay uga fuliyeen deegaano hoostaga degmooyinka Jowhar iyo Raage […]

Duqeymo Ka Dhan ah al-Shabaab oo Ka Dhacay Jubbada Dhexe

Duqeymo Ka Dhan ah al-Shabaab oo Ka Dhacay Jubbada Dhexe

MUQDISHO(HALBEEG)-Wararka ka imanaya gobolka Jubbada Dhexe gaar ahaan degmada Saakoow ayaa sheegay in xalay waqti danbe halkaa laga maqlay duqemo ay geysanayeen diyaaradaha dagaalka. Duqeymahaas ayaa la sheegay in ay fuliyeen in lagu bartilmaameedsaday fariisimo ay kooxda al-Shabaab ku lahaayeen degmada Saakow iyo deegaanka Salagle ee gobolka Jubbada Dhexe. Warbaahinta maxalliga ah oo soo xiganaysa […]

Kenya oo war ka soo saartay kiiska badda ee Soomaaliya + qorshe ay damacsan tahay

Kenya oo war ka soo saartay kiiska badda ee Soomaaliya + qorshe ay damacsan tahay

Nairobi (Caasimada Online ) – Xukuumadda Nairobi ayaa war cusub kasoo saartay dhageysiga dacwadda badda ee kala dhexeyso Soomaaliya, taas oo haatan hortaallo maxkamadda cadaaladda adduunka ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaan ICJ. Kenya ayaa qortay codsi cusub oo ay ku dooneyso in markii afaraad dib loogu dhigo kiiskaasi oo muddo soo jiitamayey, sida […]

Shirkii lagu baaqay ee Arrimaha Doorashada oo durba muran xooggan hareeyay

Shirkii lagu baaqay ee Arrimaha Doorashada oo durba muran xooggan hareeyay

Khilaaf cusub iyo jaah-wareer ayaa ka dhashay Shirkii lagu baaqay, ee la doonayay in lagu xalliyo muranka Arrimaha Doorashada Soomaaliya, kaas oo sida qorshaysan loo ballansanyahay 15-ka February 2021. Doodda ugu adag ayaa haatan ka taagan, halka ay tahay in lagu qabto Shirka ku saabsan Arrimaha Doorashada, waxaana dooddaas ku sii kala fogaaday dhinacyada siyaasadda […]

Ciidanka Puntland oo hawlgal qorshaysan ka fuliyay Gobolada Bari iyo Gardafu

Ciidanka Puntland oo hawlgal qorshaysan ka fuliyay Gobolada Bari iyo Gardafu

Ciidamada badda dowladda Puntland ee loo yaqaan PMPF, ayaa maanta oo Khamiis ah hawgal qorshaysan ka fuliyay degmooyin ka tirsan Gobolada Bari iyo Gardafuu. Hawlgalka waxa laga fuliyay degaannada Buruc, Bacaad, Qandalaha Dhurbo iyo Xaabo oo dhammaantood ka tirsan Gobolada Bari iyo Gardafuu. Qoraal kooban oo ka soo baxay PMPF, ayaa lagu sheegay in hawlgalkaas […]

Malabsade iyo ‘xaasaskiisii’ beenta ahaa oo lasoo xiray

Malabsade iyo ‘xaasaskiisii’ beenta ahaa oo lasoo xiray

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada booliska gobalka Banaadir ayaa soo qabtay wiil dhallinyaro ah oo loo garan ogyahay Malabsade, kaasi oo baraha bulshada kasoo muuqday isaga iyo saddex gabdhood oo sheegay in ay is xaaskiisa yihiin, islamarkaana ay ku nool yihiin hal guri.  Taliska qeybta guud ee booliska gobalka Banaadir ayaa bixiyay amarka lagu soo […]

Muqdisho: Xarun degmo oo la xiray kadib xogta weerar Al-Shabaab qorsheyneyso

Muqdisho: Xarun degmo oo la xiray kadib xogta weerar Al-Shabaab qorsheyneyso

Muqdisho (Caasimada Online) – Ilo wareedyo kuwa amniga ah ayaa Caasimada Online u xaqiijiyay in la xiray guud ahaan xarunta degmada Kaxda, ee magaalada Muqdisho, muddo hadda laga joogo ku dhowaad 15 maalmood.  Sababta loo xiray xarunta islamarkaana loo fasaxay shaqaalihii ku sugnaa ayaa lagu sheegay in cabsi laga qabo weerar ay Al-Shabaab halkaas ku […]

Duqaymo culus oo xalay ka dhacay degmada Saakow

Duqaymo culus oo xalay ka dhacay degmada Saakow

Wararka ka imaanaya degmada Saakow ee Gobolka Jubada dhexe, ayaa sheegaya in xalay halkaas laga maqlay duqaymo culus oo ka dhan ah Al-shabaab. Bulshada ku nool degmada Saakow iyo nawaaxigeeda, ayaa laga soo xigtay in duqaymo xooggan xalay saqdii dhexe laga maqlay degaanka, inkastoo aan weli faahfaahin laga helin khasaaraha ka dhashay. Duqaymaha oo la […]

Duqeymo culus oo caawa lala beegsaday Al-Shabaab

Duqeymo culus oo caawa lala beegsaday Al-Shabaab

Muqdisho (Caasimada Online) – Warar aan ka helnay ilo-wareedyo amnio o lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in caawa afar duqeymood laga fuliyay degmada Saakoow iyo deegaanka Salagle ee gobolka Jubada Dhexe, kuwaas oo lala beegsaday maleeshiyada Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in duqeymahan lagu laayay maleeshiyaad badan oo ka tirsan Al-Shabaab, iyada oo sidoo kalena la […]

Dowladda oo ku adkeysatay in shirka 15-ka Febraayo uu ka dhacayo GAROOWE

Dowladda oo ku adkeysatay in shirka 15-ka Febraayo uu ka dhacayo GAROOWE

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka warfaafinta xukuumadda mudo xileedku ka dhamaaday ee Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa caawa mar kale ku celiyey inay muhiim tahay in la isugu yimaado shirka 15-ka bishan uu iclaamiyey Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maaxmed Cabdullahi Farmaajo. Wasiir Dubbe oo la hadlay BBC ayaa sheegay in aysan horay uga fileyn hadaladii […]