Home » Archives by category » WARARKA SOOMAALIYA (Page 685)

Aasaasihii shirkadda Samsung oo geeriyooday

HALBEEG – Lee Kun-hee, oo ahaa aasaasihii shirkadda Samsung, islamaraakana Samsung u beddelay mid heer caalami ah ayaa ku geeriyooday da’da 78 jir. War ka soo baxay Samsung ayaa lagu sheegay in Lee oo 78 jir ahaa uu geeriyooday Axadda maanta ah isagoo in muddo ah xanuunsanaa. Lee ayaa la dhibaatoonayey xanuunka wadnaha wuxuuna isbitaalka ku […]

FIFA Oo Hambalyo U Soo Dirtay Wasiir Xamsa Saciid Xamse

Xiriirka Kubbadda Cagta Adduunka ee FIFa ayaa hambalyo u soo diray Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamsa Saciid Xamsa oo xiligan loo magacaabay 19-October 2020. Warqada ka soo baxday FIFa ayaa lagu yiri waan u hambalyaynaa Wasiir Xamza oo ah shaqskii ugu horeeyay ee u soo ciyaara Xulka Qaranka Soomaaliya ee loo magaacaabo ha’yada […]

Siciid Deni oo shaaciyey inay Puntland Qad Kunteenar ka billowday Dekedda Boosaaso

Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullahi Maxamed (Deni) ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay kalfadhiga 47-aad ee baarlamaanka maamulkaasi, isaga oo ka jeediyey khudbad dhinacyo badan taabaneysa. Ugu horreyn Deni ayaa xildhibaanada baarlamaanka Puntland warbixin ka siiyey safaradiisii ugu dambeeyey iyo socdaallo uu ku tegay deegaanada maamulkaasi. Siciid Deni ayaa […]

Waa Maxay Xariirka Ka Dhexeeya Xanuunka COVID-19 iyo Isbeddelka Cimillada?

Dadka qaar waxay qabaan in cudurka Korona Feyras uu wiiqmayo marka uu heerkulka cimilada sare usii kaco, laakiin cudurrada safmarka ah uma dhaqmaan sida cudurrada xilliyada sanadka qaar dillaaca. Cudurro badan oo ah kuwa faafa waxay ku waqtiyeysan yihiin xilliyada kala duwan ee cimilada sanadka. Hargabka wuxuu sida caadiga ah imaadaa bilaha lagu jiro xagaaga […]

Maxay Ilhaan Cumar ka tiri doorashada Soomaaliya ee 2020/21?

Washington (Caasimada Online) – Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaaliyeed oo ka tirsan golaha Congress-ka Mareykanka ayaa ka hadashay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan doorashooyinka ku soo food leh dhammaadka sanadkan 2020 iyo ka xiga ee 2021-ka. Ilhaan Cumar oo warrameysay BBC-da in rajo wanaagsan ka muujisay doorashada soo socota, iyada oo si gaar ah uga […]

QM oo Dowladda Fadaraalka ah ka la shaqeyneysa arrimaha hortabinta qaran leh

MUQDISHO (HALBEEG)- Intii lagu guda jiray xuska maalinta Qaramada Midoobay, waxa uu Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya muujiyey xiriirka ka dhexeeya hey’adaha dalka iyo Qaramada Midoobay, isaga oo xaqiijiyey in ay garab taaganyihiin Soomaaliya maanta iyo berriba.“Inkastoo oo aan maanta xuseyno maalinta Qaramada Midoobay, balse waxaan halkaani u joognaa garabsiin. Waxaanu halkaani u joognaa iskaashi, qaas […]

Yurub oo wajaheysa dharbaaxadii labaad ee COVID-19

HALBEEG – Hay’adda Midowga Yurub u qaabilsan ka hortagga cudurrada ayaa ku biirtay shaqaalaha caafimaad ee safka hore uga jira la dagaalanka aafada COVID-19, si ay u muujiyaan heerka ay gaartay aafadu. Sidoo kale WHO ayaa ka walaacsan kororka kiisaska xowliga ku socda ee markale ku habsaday Yurub. Xittaa waddamadii ka badbaaday dharbaaxadii 1-aad ee COVID-19 […]

Alpha Conde oo Mar Saddexaad Ku Guuleystay Tartanka Madaxtinnimada Guinea

CONAKRY(HALBEEG)-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaran ee dalka Guinea oo ku dhawaaqay natiijada doorashadii madaxtinnimo oo uu mar saddexaad ku guuleystay madaxweyne Alpha Conde. Guddiga ayaa sheegay in madaxweyne Conde uu helay 59% codadkii doorashada. Guusha 82 jirkan ayay dood ka keeneen xisbiga mucaaradka ah ee loollanka kula jira ee uu u tartamayay musharrax Cellou […]

Jowhar: Fowdo Ka Socota Dhismaha Maamulka Hirshabelle, Maku Jirtaa Dowladda Federaaka ah?

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dhismaha baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle iyada oo khilaaf uu ka jiro burbur keeni kara, dadka qaarna ku sheegayaan fawdo siyaasadeed. Iyada oo magaalada Jowhar ay weli ka soconayaan dadaallada  dhismaha iyo soo xulista xildhibannada Baarlmaanka labaad ee Hirshabeelle ayaa waxaa halkaasi tagay qaar ka tirsan odeyaasha beelaha, ergada […]

Kalfadhiga 47-aad ee Baarlamaanka Puntland oo Furmay

Waxaa goordhow magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ka furmay kalfadhiga 47aad ee baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland. Munaasabadda furitaanka ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweyne Siciid Cabdillaahi Deni, wasiirro, xildhibaanno iyo xubno ka socda maamul goboleedka Koonfur Galbeed. Madaxweyne Deni ayaa si rasmi ah u furay isaga oo ku dhiirigeliye in shaqo fiican ka […]