Home » Archives by category » WARARKA SOOMAALIYA (Page 69)

Mareykanka: 100 Milyan oo Qof oo Laga Tallaalay Xanuunka Covid-19

Mareykanka: 100 Milyan oo Qof oo Laga Tallaalay Xanuunka Covid-19

WASHINGTON(HALBEEG)-Laamaha caafimaadka Mareykanka ayaa sheegay in ay xanuunka Covid-19 ka tallaaleen dad tiradoodu ka badantahay 100 milyan oo qof. Saraakiisha caafimaadka ayaa sidoo kale sheegay in dadka qaatay kuurada tallaalka oo dhamaystiran ay u oggolaadeen in ay u socdaali karaan meel kasta oo ay doonaan. Xarunta ka hortagga xanuunnada dalka Mareykanka ayaa sheegtay in 101.8 […]

Sacuudiga oo shuruud adag ku xiray soo celinta cilaaqaadka maamulka Israel

Sacuudiga oo shuruud adag ku xiray soo celinta cilaaqaadka maamulka Israel

Riyadh (Caasimadda Online) – Wasiirka arrimaha dibedda ee boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegay in heshiiska suurtagalka ah ee soo celinta cilaaqaadka Israe uu ku xiran yahay horumarka geeddi-socodka nabadda, sidoo kalana uu ka faa’iideysan doono gobolka. Wasiirka oo wareysi siinayay warbaahinta khamiistii lasoo dhaafay ayaa sheegay in xiriirka Israel oo caadi laga dhigo ay keeni karto […]

Sacuudiga oo shuruud adag ku xiray soo celinta cilaaqaadka maamulka Israel

SAUDI ARABIA oo shuruud adag ku xirtay soo celinta xiriirka maamulka ISRAEL

Riyadh (Caasimadda Online) – Wasiirka arrimaha dibedda ee boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegay in heshiiska suurta-galka ah ee soo celinta cilaaqaadka Israe uu ku xiran yahay horumarka geeddi-socodka nabadda Falastiin. Amiir Faisal bin Farhan oo maanta la hadlay warbaahinta CNN, ayaa sheegay in xiriirka Israel oo caadi laga dhigo ay keeni karto faa’iido baaxad leh oo […]

Ciidamada Turkiga oo badbaadiyay in ka badan 200 oo tahriibeyaal ah

Ciidamada Turkiga oo badbaadiyay in ka badan 200 oo tahriibeyaal ah

 Ciidamda Ilaalada xeebaha  ee dalka Turkiga ayaa soo badbaadiyay 231 qof oo tahriibe kuwaas oo ay dowladda Giriiggu dib usoo celisay. Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ciidmada ilaalada xeebaha Giriiggu ay qasab kusoo celiyeen doomihii ay wateen tahriibayaasha oo doonayay in ay galaan qaaradda Yurub. Turkigu waxey intaas ku dareen in dadkii lasoo badbaadiyay la […]

Heerarkii uu soo maray shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dhamaystirka Doorashooyinka Dalka.

Heerarkii uu soo maray shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dhamaystirka Doorashooyinka Dalka.

Muqdisho:– Maanta oo sabti ah (3-April-2021) ayaa lagu ballansan yahay in uu Muqdisho ka furmo kullan uu ku baaqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kaa oo u dhexeeya Madaxda Dowladda Federaalka, Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Shirkan ayaa daba socda kulamo dhowr ahaa oo maalmo ka hor ka […]

Maxaa haatan sahlay in madaxda Puntland iyo Jubaland ay ogolaadaan ka qeybgalka shirka?

Maxaa haatan sahlay in madaxda Puntland iyo Jubaland ay ogolaadaan ka qeybgalka shirka?

Dr. Cabdi Maxamuud Xirsi oo ah cilmibaare ka tirsan machadka Daraasaadka Dhaqanka iyo Arrimaha Bulshada ee Jaamacadda Griffs ee daka Australia ayaa BBC u sheegay in cadaadis ka yimid beesha caalamka uu fudeeyay in madaxda ay maanta ku heshiiyeen in la qabto shirka. “Is rabitaan iyo is ogolaansho xagooda ka yimid ma aha..waa culeys kaga […]

COVID-19: Kenya added to the UK ‘red list’ on travel ban.

COVID-19: Kenya added to the UK ‘red list’ on travel ban.

The British government is gearing up to ban international arrivals from four more countries — Kenya, Bangladesh, Pakistan and the Philippines starting April 4— amid concerns over new virus variants but opted against including European nations that are facing a resurgence of the virus. The Department for Transport said Friday the number of countries on […]

COVID-19: Kenya added to the UK ‘red list’ on travel ban.

Dowladda Kenya oo lagu daray Liiska Cas ee Xayiraadda Socdaalka UK.

Guddiga Sare ee British (The British High Commission) waxay ku wargeliyeen Dowladda Kenya qorshaha lagu doonayo in Kenya loogu daro Liiska Cas ee Socdaalka UK, sababo la xiriirta COVID 19. Hadal-qoraal oo ka soo baxay Guddigaasi ayaa lagu muujiyey in Go’aankaasi Adag ay qaateen Golaha Wasiiradda ee UK bishii la soo dhaafay ee March 31-dii, […]

Booliiska Gobolka Bari oo Boosaaso ku qabtay Burcad dhac iyo dhaawac gaystay

Booliiska Gobolka Bari oo Boosaaso ku qabtay Burcad dhac iyo dhaawac gaystay

Ciidamada Booliska Gobalka Bari ayaa ku guleestay in ay gacanyta ku soo dhigaan dadkii dhaca iyo dhaawaca u geestay qof shacab ah magalada Bosaaso kadib markii garigaas ay ula baxsadeen duleedka Magaalada, Tan iyo markii lagu soo wargaliyay Booliska Gobalka waxay bilaabeen howlagalo lagu raadinaayo kuwa dhaca u geestay qofka shacabka ah oo ku shaqesanayay […]

Yaa furay shirka wadatashiga DF iyo dowlad goboleedyada ee Afisyooni?

Yaa furay shirka wadatashiga DF iyo dowlad goboleedyada ee Afisyooni?

Muqdisho (Caasimadda Online) – Maanta waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shir wadatashi ah oo ay isugu yimaadeen madaxda dowladda dhexe, dowladaha xubnaha ka ah Federaalka iyo gobolka Banaadir, waana shir ay albaabada u xiran yahiin oo ka socda teendhada Afisyooni. Shirkaan ay saxaafadda dibad joogga ka tahay ayey xubnaha ka qeyb galaya kaga arrinsanayaan ajandaha […]