Home » Archives by category » WARARKA SOOMAALIYA (Page 712)

Ciidamada NISA oo caawa xiray weriye Cabdullaahi Kulmiye kadib wareysigii ‘halista ahaa’

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada NISA ayaa caawa Muqdisho ku xiray weriye Cabdullaahi Kulmiye Cadoow oo ka tirsan idaacadda Kulmiye, kaasi oo qaaday wareysigii lala yeeshay Abuukar Cumar Cadaan ee uu ku teegeeray Al-Shabaab. Sida ay noo sheegeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay, Cabdullaahi Kulmiye ayaa waxaa loo haystaa inuu faafiyey wareysi khatar gelin kara amniga […]

Muxuu salka ku hayaa muranka ka taagan xilka Imaamka Mudulood?

Muqdisho (Caasimada Online) – Jimcihii shalay waxaa magaalada Muqdisho ka dhacday xaflad lagu caleemo saaray Imaam cusub oo ay yeelato beesha Abgaal, iyadoo mudooyinkii dambe uu khilaaf ka taagnaa xilkan dhaqan oo sagaalkii sano ee lasoo dhaafay uu si KMG ah u hayey Imaam Maxamed Yuusuf. Imaamka cusub ee shalay Muqdisho lagu caleemo saaray ayaa […]

Xog: Muxuu salka ku hayaa muranka ka taagan xilka Imaamka beesha Mudulood?

Muqdisho (Caasimada Online) – Jimcihii shalay waxaa magaalada Muqdisho ka dhacday xaflad lagu caleemo saaray Imaam cusub oo ay yeelato beesha Abgaal, iyadoo mudooyinkii dambe uu khilaaf ka taagnaa xilkan dhaqan oo sagaalkii sano ee lasoo dhaafay uu si KMG ah u hayey Imaam Maxamed Yuusuf. Imaamka cusub ee shalay Muqdisho lagu caleemo saaray ayaa […]

Beesha ABGAAL oo ka hor-tagtay baahinta wareysigii horseeday in la xiro Xaaji Abuukar Cumar Cadaan

Muqdisho (Caasimada Online) – Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegeysa in xarigii Xaaji Abuukar Cumar Cadaan kadib la joojiyay baahinta wareysigii laga qaaday ee sababay inay xiraan ciidamada ammaanka. Ciidamada hey’adda Nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa xalay gurigiisa magaalada Muqdisho kasoo xiray ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Cadaan, oo ka mid ah shaqsiyaadka […]

Beesha Abgaal oo ka hortagtay in la baahiyo wareysigii horseeday in la xiro Abuukar Cumar Cadaan

Muqdisho (Caasimada Online) – Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegeysa in xarigii Xaaji Abuukar Cumar Cadaan kadib la joojiyay baahinta wareysigii laga qaaday ee sababay inay xiraan ciidamada ammaanka. Ciidamada hey’adda Nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa xalay gurigiisa magaalada Muqdisho kasoo xiray ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Cadaan, oo ka mid ah shaqsiyaadka […]

DF oo war kasoo saartay xaaladda Internet-ka go’an ee Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka boostada iyo isgaarsiinta ee xukuumadda Soomaaliya Eng. Cabdi Canshuur Xasan ayaa ka hadlay cillada ku timid qadka Internet-ka ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, taas oo taagan in ka badan 12-saacadood. Wasiir Canshuur ayaa sheegay in cillidan aysan cusbeyn, balse hadda ay suurta gashay in la cillad bixiyo xarigii go’ay 26-kii […]

Trump: “Soomaaliya dowlad kama jiirto”

Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale weerar afka ah ku qaaday Soomaaliya, isaga oo sheegay in dalka aysan ka jirin wax dowlad ah. Trump ayaa u gefay Soomaaliya xilli uu weerar afka ah ku qaaday Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaali Mareykan ah oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka, kana […]

Madaxweyne Donald Trump: Somalia dowlad kama jiirto

Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale weerar afka ah ku qaaday Soomaaliya, isaga oo sheegay in dalka aysan ka jirin wax dowlad ah. Trump ayaa u gefay Soomaaliya xilli uu weerar afka ah ku qaaday Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaali Mareykan ah oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka, kana […]

The Fifth Clans of Somalia Must Form Alliances

Mogadishu ( PP Editorial) — The return to the 4.5 power-sharing system as a basis for 2021 elections seems to have dashed hopes of many influential members of the Fifth Clans in Somalia. Once known as Others or 0.5, Fifth Clans of Somalia are Somali social groups that participants from some Somali clans in the Djibouti-sponsored 2000 reconciliation conference […]

R/W Rooble oo soo saaray QORAAL culus oo ku socda madaxda M/Goboleedyada

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa manta qoraal loogu yeeray mid xusuusin ah u kala diray madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada dalka. Qoraalka kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa madax goboleedyada Goboleedyada lagu xusuusiyay in la dhaafay waqtigii loogu tala-galay soo magacaabista xubnaha Guddiga Doorashooyinka heer Federaal, heer dowlad Goboleed iyo […]