Home » Archives by category » WARARKA SOOMAALIYA (Page 81)

Puntland iyo Shiinaha oo kala saxiixday laba heshiis oo waa weyn + Sawirro

Puntland iyo Shiinaha oo kala saxiixday laba heshiis oo waa weyn + Sawirro

Beijing (Caasimada Online) – Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey oo kala ahaa Wasiirada Wasaaradaha Duulista Hawada iyo Garoomada Xuseen Cismaan Lugatoor, Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Fa…

DAAWO: DF oo hal arin darteed kaga adkaaneyso Kenya, Al Shabaab oo Shaacisay Damaca Ethiopia & Warar kale

Let’s block ads! (Why?)

Muuse Biixi Oo Wasiir Ka Tirsan Xukuumadiisa U Dhiibay Xilka Wasaarad Labaad+VIDEO

Muuse Biixi Oo Wasiir Ka Tirsan Xukuumadiisa U Dhiibay Xilka Wasaarad Labaad+VIDEO



Ahmed Roblewardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Let’s block ads! (Why?)

Wasiirkii Warfaafinta Soomaaliland oo geeriyooday

Wasiirkii Warfaafinta Soomaaliland oo geeriyooday

Waxaa Magaladaa Ankara ee dalka Turkiga ku geeriyooday Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliland xilligaana ka mid ahaa Xubnaha Golaha Wakiilada Maamulkaas.
Alle ha u naxariistee Marxuum Cali Sheekh Ibraahim oo loo yaqaanay(Aareeye) ayaa maa…

Sababta Kenya looga adkaan doono dagaalka ay Somalia kula jirto oo la shaaciyey

Sababta Kenya looga adkaan doono dagaalka ay Somalia kula jirto oo la shaaciyey

Nairobi (Caasimada Online) – Dr Cabdiwahab Sheekh Cabdisamad, oo ah aqoonyahan taxliiliya siyaasadda Soomaaliya kuna sugan Nairobi ayaa shaaca ka qaaday in Kenya ay tahay midda khasaaraha ugu xooggan kala kulmi doonta dagaalka siyaasadeed ee ay ku jirt…

R.W kuxigreenka oo ku baaqay in la isku kaashado hagaajinta Deegaanka

R.W kuxigreenka oo ku baaqay in la isku kaashado hagaajinta Deegaanka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda fedraalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ka hadlay munaasabadda Maalinta Deegaanka Adduunka ee shanta Juun ayaa ku baaqay in la isu xil-qaamo hagaajinta deegaanka.

“Anigoo ku hadl…

Mareykanka oo Duqeyn ku dilay xubno ka tirsan kooxda Daacish

Mareykanka oo Duqeyn ku dilay xubno ka tirsan kooxda Daacish

Hawlgal khasaare uu ka soo gaaray maleeshiyada Daacish ee ku dhex dhuumaaleysanaysa Puntland ayaa ka dhacay Deegaanno ka tirsan Gobolka Bari, kaasi oo ay fuliyeen ciidamada Mareykanka oo kaashanaya Ciidammada Amniga dowladda Soomaali…

Dagaalka Sacuudiga ee Xamas: 60 qof oo la xiray iyo xayiraad la saaray Gaza

Dagaalka Sacuudiga ee Xamas: 60 qof oo la xiray iyo xayiraad la saaray Gaza

Riyadh (Caasimada Online) – Mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaa xiray in ka badan 60 qof oo isugu jira Falastiiniyiin iyo Sacuudiyaan kuwaas oo lagu eedeeyey inay taageeraan kooxda Xamas ee dagaalka kula jirtay gumaysiga Yahuudda.Wargeyska Al-Akhbaar ee kaso…

Al-Shabaab oo war kasoo saartay khariidaddii Itoobiya ee laga tiray Soomaaliya

Al-Shabaab oo war kasoo saartay khariidaddii Itoobiya ee laga tiray Soomaaliya

Muqdisho (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa war kasoo saartay khariidaddii ay soo saaraty wasaaradda arrimaha dibedda Itoobiya ee tirtay Soomaaliya islamarkaana ku dartay Itoobiya.Afhayeenka Al-Shabaab, Sheekh Cali Dheere ayaa cod ay baahisay…

Axmed Madoobe: ‘Annaa Iri’ Shabaab baan kadiiday kamana aqbalayo Farmaajo +VIDEO

Axmed Madoobe: ‘Annaa Iri’ Shabaab baan kadiiday kamana aqbalayo Farmaajo +VIDEO

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa waxa uu ka jawaabey eedeymo maamulkiisa dhowaanahaan uga imaanayey qaar kamida murashaxiinta doorashada fooda nagu soo haysa.
Eedeymahaasi oo uu Axmed Madoobe ku tilmaamay “waxba kama jiraan” …