Home » Archives by category » WARARKA SOOMAALIYA (Page 850)

Kulamo ka mid ah Champion League oo xalay la ciyaaray

LONDON (HALBEEG)- Waxaa xalay la ciyaaray kulamo xiiso badan oo ka tirsan ciyaaraha guruubyada ee tartanka horyaallada Yurub ee Champions League. Kulamadii ay ciyaareen kooxaha Real Madrid, Manchester City, Liverpool, iyo Inter Milan, ayaa ugu muhiimsan kulamadii xalay la ciyaaray.Bayern Munich iyo Lokomotiv Moscow oo wada ciyaaray ayaa waxa ay 2-1 guushu ku raacday kooxda Bayern […]

Jubaland oo amar soo saartay, kadib dilka madaxii shirkadda Amal

Kismaayo (Caasimada Online) – Maamulka Jubbaland ayaa maanta War-saxaafadeed kasoo saartay dilkii magaalada Kismaayo labo cisho ka hor loogu geystay madaxii baanka Amal, Cabdullaahi C/salaan Sheekh Axmed (Shigshigow). Kadib shir deg-deg ah oo Jubbaland ka yeelatay dilkaasi, waxay amartay in sida ugu dhakhsaha badan lagu dhameystiro baaritaanka falkaasi, isla markaana laamaha amaanku uu dadaal dheeriya geliyo […]

Bangiga Adduunka oo Sheegay Hoos u Dhac Dhaqaale oo Ku soo Fool leh Soomaaliya

WASHINGTON(HALBEEG)-Bangiga Adduunka ayaa sheegay in dhaqaalaha Soomaaliya uu hoos u dhacayo sanadkan 2.5% iyada oo lagu waday in uu sameeyo koror dhan 3.2%. Hoos u dhaca dhaqaalaha dalka ayuu bangigu ku sababeeyay saamaynta xanuunka COVID-19 uu ku yeeshay dalka. Marka laga soo tago xanuunka COVID-19, hoos u dhaca ku yimid dhaqaalaha gobolka Geeska Afrika ayaa […]

Sheekh Shariif oo si kulul uga hadlay arrimo maalmahan ka taagnaa Muqdisho

Muqdisho (Caasimadda Online) – Madaxweynahii hore Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay falalka maalmahii ugu dambeeyay aadka looga hadal hayay magaalada Muqdisho, kaas oo ku saabsanaa caruurta la xado. Toddobaadyadii ayaa Muqdisho waxaa aad looga hadal hayay kufsiga iyo caruurta oo la xado, taasoo walaac weyn ku abuurtay waalidiinta, waxaana waddanka uu ku […]

Bukaannada COVID-19 ee Afrika oo ay Tiradoodu Dhaaftay 1.7 Milyan oo Qof

ADDIS ABABA(HALBEEG)-Xarunta ka Hortagga iyo Xakamaynta Xanuunnada ee Afrika “Africa CDC” ayaa sheegtay tirada bukaannada Afrika ee qaba xanuunka COVID-19 ay haatan marayso 1.7 milyan oo qof. Xarunta ayaa sidoo kale sheegaty in xanuunku u galaaftay nolosha in kabada 41.000 oo qof oo Afrikaan ah Dalalka Koofur Afrika, Masar, Marooko, Itoobiya iyo Nayjeeriya ayaa ah […]

Mareykanka: In kabadan 70 milyan oo codkooda dhiibtay

NEW YORK (HALBEEG) – In ka badan 70 milyan oo Mareykan ah ayaa codkooda ka dhiibtay codbixinta doorashada madaxweynaha Mareykanka, tiradaan ayaa kala bar ka badan wadarta guud ee dadkii ka soo qeyb galay doorashadii 2016 iyadoo hal usbuuc ay ka harsan tahay maalinta doorashada, sida ku cad codbixinta Talaadada ee Doorashooyinka Mareykanka. Isugeynta tirada […]

Al-Shabaab oo dagaal xooggan ku qaaday Waajid iyo Saacado kooban oo ay maamulaysay Degmadaasi.

Waajid:-Wararka aan ka heleyno magaalada Waajid ee gobolka Bakool waxay sheegayaan in dagaalamayaasha Al-Shabaab ay xalay weerar xoog leh ku qaadeen garoonka diyaaradaha ee magaaladaas. Wararku waxay intaas ku darayaan in Al-Shabaab ay gudaha u galeen magaalada oo gacan ku heynteeda ay mido kooban la wareegeen, iyagoo waaberigii hore ee saakay isaga baxay. Weerarka Al-Shabaab […]

Sawirro: Qamar Suugaani oo maxkamad la soo taagay iyo dambiga loo haysto

Haregsa (Caasimada Online) – Waxaa maanta maxkamadda magaalada Berbera ka soo muuqday fanaanka caanka ah ee Qamar Suugaani oo dhowaan lagu xiray halkaasi. Fanaanka oo ka baxay magaalada Muqdisho ayaa 26-kii bishan lagu qabtay magaalada Berbera, iyada oo ay xabsiga dhigeen ciidamada Booliiska ee Somaliland. Maxkamaddu ayaa amartay in fanaanka la sii haayo muddo hal […]

Culimada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay gefkii Emmanuel Macron

Culimada Soomaaliyeed ayaa si weyn caro uga muujiyay hadalka madaxweyanaha Faransiiska, Emmanuel Macron, kaddib dhacdadii lagu dilay macalinkii u dhashay dalkaas oo ardeydiisa tusay sawir gacmeed uu sheegay inuu ka sameeyay Nebi Muxamed NNKH. Hey’adda culimada Soomaaliyeed oo kulan ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa dhaleeceyn u jeedisay madaxweynaha Faransiiska. “Culimada soomaaliyeed iyagoo gudanaya waajibaadka ka […]

Maamulka Gobolka Banaadir iyo kan Degmada Hodan oo yeeshay kulan wadatashi ah By kullane / October 28, 2020.

Ku-simaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda mudane, Axmed Xasan Iimaan iyo guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyigelinta gobolka, Basma Caamir Axmed (Jakeetti) ayaa ka qeyb galay kulanka wadatashiga bulshada oo lagu qabtay degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Kulanka oo ah mid leysku xog wareysto oo maamulka gobolka Banaadir uu […]