Home » Archives by category » WARARKA SOOMAALIYA (Page 86)

Guddiga ka hortagga COVID-19 oo shir xasaasi ah ka yeeshay dabaal-dega Ciidul Fidriga

Guddiga ka hortagga COVID-19 oo shir xasaasi ah ka yeeshay dabaal-dega Ciidul Fidriga

Muqdisho (Caasimada Online) – Shirka joogtada ah ee guddiga xakameynta cudurka faafa ee Coronavirus oo habeen weliba la qabto ayaa waxaa looga hadlay arrimo ku aadan munaasabadda Ciidul-Fidriga oo maalmaha soo socda fooda inagu soo heysa.Shirka oo aha…

Cod laga duubay iyo arrimo uu ku lug yeeshay safiirka Soomaaliya ee Turiga oo ka carreysiiyey Villa Somalia

Cod laga duubay iyo arrimo uu ku lug yeeshay safiirka Soomaaliya ee Turiga oo ka carreysiiyey Villa Somalia

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxtooyada Soomaaliya iyo wasaaradda arrimaha dibedda ayaa ka carrooday arrimo uu ku lug leeyahay safiirka Soomaaliya ee Turkiga Jaamac Caydiid, oo diyaarad loogu soo kireynayo Soomaali ku xayiran dalkaas, sida ay ogaat…

Madaxweynaha Somaliland oo cafis u fidiyay in ka badan 360 maxbuus

Madaxweynaha Somaliland oo cafis u fidiyay in ka badan 360 maxbuus

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xuska 18-May dartiis cafis u fidiyay 365 maxbuus oo u xirnaa dembiyo fudud sida ay shaacisay madaxtooyada Somaliland.

Qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Somaliland ayaa lagu sheegay in mudane…

HERITAGE oo soo jeedisay hab doorasho oo bedeli kara doorasho qof-iyo-cod ah

HERITAGE oo soo jeedisay hab doorasho oo bedeli kara doorasho qof-iyo-cod ah

Muqdisho (Caasimada Online) – Machadka Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda ayaa warbixin uu soo saaray uga hadlay caqabadaha hor-taagan in Soomaaliya laga qabto doorasho qof iyo cod ah, wuxuuna soo bandhigay nidaam lagu beddeli karo, haddii ay sidaas d…

Sawir muujinaya in macno darro uu yahay bandowga ay DF saartay MUQDISHO

Sawir muujinaya in macno darro uu yahay bandowga ay DF saartay MUQDISHO

Muqdisho (Caasimadda Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo rogtay bandow xilliga habeenkii ah, iyadoo wixii ka bilowday 8:00 Fiidnimo la xanibo isku socodka gaadiidka, sidoo kalana aan la ogoleyn iney furnaadaan ganacsiyada qaar.Bandowgaan…

Heshiis sir ah oo dhex maray Mareykanka iyo Iran oo lagu magacaabay al-Kadhimi

Heshiis sir ah oo dhex maray Mareykanka iyo Iran oo lagu magacaabay al-Kadhimi

Baghdad (Caasimada Online) – Heshiis qarsoodi ah oo dhex-maray Mareykanka iyo Iran ayaa dhabbaha u xaaray in Mustafa al-Kadhimi laga dhigo ra’iisul wasaaraha Iraq, waxaa sidaas weriyey wargeyska fadhigiisu yahay London ee Middle East Eye.Heshiiska aya…

Maamul xumida Puntland & majarahabaabinta shacabka

Maamul xumida Puntland & majarahabaabinta shacabka

Waxaan dhagaystay clip-kii uu soo duubay Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland ee uu kaga hadlayay dilkii xanuunka badnaa ee lala beegsaday Guuddoomiyihii Gobolka Mudug. Waxaan Eebbe uga baryayaa inuu naxiriistiisa huwiyo qabrigana u waasiciyo.Intaa…

PUNTLAND VICE PRESIDENT’S CONDOLENCES DELETED FROM FACEBOOK

PUNTLAND VICE PRESIDENT’S CONDOLENCES DELETED FROM FACEBOOK

Garowe (PP News Desk) —  The power struggle between Puntland State President Said A. Deni and his Vice President Ahmed Elmi has intensified following the deletion of the Vice President’s message of condolence in the Facebook account of Puntland St…

Taliyaha Militariga Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb

Taliyaha Militariga Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidamada Militariga Dowladda Federaalka Soomaaliya General Odawaa Yuusuf Raage iyo Wafdi Saraakiil ciidan oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug.

Wafdiga Saraakiisha ah oo uu hoggaaminayay Ta…

Madaxweyne Biixi oo hal arrin darteed cafis ugu fidiyay ku dhawaad 400 oo maxbuux

Madaxweyne Biixi oo hal arrin darteed cafis ugu fidiyay ku dhawaad 400 oo maxbuux

Hargeysa (Caasimada Online)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyay 365 maxbuus oo ku kala xiran xabsiyada deegaanada Somaliland, kuwaas oo ku eedeysan dembiyo fudud, sida lagu shaaciyey wareegto ka soo baxday xaafiiska Madaxwey…