Cristiano Ronaldo, Karim Benzema Iyo Shantii Ciyaaryahan Ee Ugu Bandhigga Wacnaa Asbuucan Champions Legaue.

Ciyaaraha koobka xiisaha badan ee UEFA Champions League ayaa markale asbuucan laga daawaday daafaha caalamka, xilli laga soo calaamadeeyay natiijooyin aan lasii saadaalin.

Kooxda tababare Klopp ee Liverpool ayaa guul darro layaan leh kala kulantay, kooxda tabarta yar ee Red Star Belgrade markaas oo llogu awood sheegtay 2-0.

Dhanka kale Manchester United iyo Jose Mourinho ayaa guul oo daahday kagaaray kooxda uu maamulo Max Allegri ee Juventus markaas oo ay ku garaaceen 2-1.

Halka Mancheater City ay guul raaxo markale gaartay asbuucan xilli cuu seddexleey goolal ah shabaqa ku hubsaday Gabriel jesus.

Si kastaba ha ahaatee, halkan ayaan idonkugu soo gudbin doonaa 5-ciyaaryahan kuwaas oo ahaa xidigihii ugu bandhiga wacna kulamadii aabuucan laga ciyaaray dhagawayne.

5. Robert Lewandowski- 2 Goals.

4. Karim Benzema- 2 Goals.

3. Gabriel Jesus: Hat-trick.

2. Mata & Ronaldo- 2 Goals.

1.Harry Kane- 2 Goals.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR