Daawo Dawlada Shiinaha Oo Dhulka Dhigtay Kaniisad Iyo Sababta.

Dowladda dalka Shiinaha ayaa bur-burisay kaniisad weyn oo ku taal gobolka Shanxi, gaar ahaan magaalada Linfen. Kaniisadda ayaa la sheegay in dhowr jeer oo hore la jeediyay hadallo lidi ku ah xukuumadda oo u muuqday kuwo mucaaradeed.

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR