(DAAWO SAWIRADA)-Culimaa’udiin Caan Ah Oo Goor Dhow Ka Soo Degay Madaarka Muqdisho

Goordhow waxaa Muqdisho soo gaaray Culumo uu hoggaaminayo Sheekh Cabdi Umal oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed kuwaas oo ka yimid dalka Kenya.

Wafdigan ayaa waxaa Garoonk Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Xubno ka tirsan Maamulka gobolka Banaadir iyo Gudiga Gurmadka Qaran

Culumadaan oo uu hoggaaminayo Sheekh Cabdi Umal ayaa  waxa ay waareejin doonaan lacag oo ay kaga qeyb qaadanayaan Gurmadka loo fidinayo Dhibanayaashii Weerarkii Zoobe

 

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR