Daawo Sawirrada Shirkada Apple Oo Soo Saartay Telefon Mobile Casri Ah Uguna

ibn_1Shirkadda Apple ee soo saarta taleefoonada gacanta ee casriga ah ayaa 10 guuradeeda awgeed ayaa waxaa hadda lasoo saarayaa kii ugu casrisanaa ebed.

Inkasta oo isbadalo badan lagu sameeyay taxanaha talefoonada Apple ee IPhone loo yaqaano, ayaa haddana isbadalka hadda lagu samaynayo uu yahay kii ugu weynaa inta la xusuusanyahay taariikhda ama xitaa maskaxda bini’aadamka ay sawiran karto in ay suurtogal tahay.

Xeeldheerayaasha tiknoolajiyadda ayaa sheegaya in qiimaha taleefoonka cusub oo lagu magacaabo IPhone X uu noqon doono mid aad u sareeya.

Waxa uu leeyahay naqshad cusub oo xoodan, waxa ku rakiban aalad wajiga lagu aqoonsan karo, iyo waliba tasiilaad kale oo aad u badan.

ibn_3 ibn_1 ibn_2

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR