Daawo: Saxiixa Cusub Ee Chelsea Davide Zappacosta Oo Dhaliyay Goolka ilaa Haatan Ugu Quruxda Badan Champions League

Saxiixa cusub eee kooxda Chelsea Davide Zappacosta ayaa durba is muujiyay una sheegay tababarihiisa in uu u qalmo in uu si joogto ah ugu ciyaaro kooxdiisa.

Davide Zappacosta oo kulankiisii ugu horeeyay ee kooxda chelsea ciyaara kulankii champions league ayaa sidoo kale ciyaaray kulankiisii ugu horeeyay ee tartanka.

Laakiin xiddiga reer Italy ayaan niyad jabin tababarihiisa kalsoonidii uu siiyayna ugu abaalmariyay gool qurux badan oo uu dhaliyay Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR