Dagaal udhexeeya Ciidamada dowlada iyo kuwa Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Bakool.

Muqdisho-(Caasimadda Online)-wararka lagahelayo gobolka baay ayaa sheegay in uu halkaasi kadhacay dagaal udhexeeya ciidamada xooga iyo kuwa kooxda alshabaab. ee kadagaalama deeganadaasi.

dagaalka ayaa ka qarxay deegaanka ceel garas kadib markii ay ciidamada dowladda ay bilaabeen howlago kadhan ah alshabaab.

saraakiisha ciidamada ayaa sheegaya in ay bilaabeen qorshe shabaab looga saarayo deegaanadda  ay kaga suganyihiin gobolka bay.

ilaahadda lama xaqiijin qasaaraha ka dhasay dagaalkaas waxaana wali jirta xiisadda colaadeed oo kataagan deegaanka ceelgaras iyo nawaaxigiisa.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR