DEG-DEG: Anthony Martial Oo Qandaraaska U kordhinaya Man United.

Weeraryahanka heerka caalami ee reer France ayaa maalmihii u danbeeyay lala xiriirinayay in uu isaga dhaqaaqi karo kooxda ku ciyaarta Old Trafford.

Anthony Martial oo kulanlmadii u danbeeyay soo bandhigay qaab ciyaareed ay ka maqsuudeen tababaraha iyo taagerayaasha United ayay United doonaysaa in ay u kordhiso qanadaraska.

Manchester United ayaa diyaar u ah in ay xidigan ugu yaboohdo shan sano oo heshiis cusub, maadaama uu qandraaskiisa waqtigan ku egyahay sanadda 2019.

Sida ay daabacday The Sun Sport ayaa diyaar u ah in uu asbuucii OldvTrafford ka qaato 220-kun Euro, inkasta oo weeraryahanka France ay ku dagallaamayen saxiixa kooxaha Inter Milan iyo Juventus.

Tan ayaana meesha kasaari doonta wararkii sheegayay in Martial uu dalban doono mushaar ka dheeri ah kan uu Sanchez waqtigan ka qaatk united oo ah adduun dhan 400-kuun oo Euro.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR