DEG DEG: Qarax Xoogan Oo ka dhacay Muqdisho

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degaanka Weedow ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Ciidamada AMISOM  lagula eegtay qarax.

Qaraxan oo ahaa Ismiidaamin ayaa lagu soo waramayaa in ciidamada AMISOM lagula eegtay degaanka Weedow xilli halkaasi ay marayeen Kolonyo AMISOM .

Qof ka mid ah dadka degaanka oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inuu arkaayay gaari NOAHA oo ku Qarxay Meel banaan oo barxad ah markii ay gudbeen Ciidamada AMISOM

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR