FAO oo mar kale Kalluumeysatada Puntland iyo Somaliland uga digtay dabaylo Khasaare gaysta.

[unable to retrieve full-text content]

Nairobi:- Hey’adda FAO ee Qaramada Midoobay ayaa uga digtay kalluumeysatada Puntland iyo Somaliland in aanay badda galin 24 saac ee socota. FAO waxaa sheegtay in saameynta duufaanta GATI oo shalay galinkii dambe gaartay xeebaha Soomaaliya ay sababtay in mowjadaha badda ay kacaan oo aan wali la isku haleyn karin xaaladda badda. Duufaanta oo ay la […]

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR