GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

 

Geesguud Somali News Logo

 

Hoosingow.com | Wararka Soomaaliya

           

       

                      

 

 

Geesguud TV

Loading...
Home The News
The News

CIIDAMADA DOWLADA IYO KUWA AMISOM OO DAD KU QABQABTAY DEGMADA WAABARI EE MAGAALADA MUQDISHO

E-mail Print PDF

 Ciidamada AMISOM ayaa saaka lagu arkay Xaafadda Buulxuubeey ee degmada wadajir ee gobolka Banaadir sida ay xaqiijiyeen dadka ku nool Xaafadda.


Wariye Bille Mirre oo kasoo toosay Xaafadda ayaa sheegay in u arkay ciidamada oo baaraya dadka, iyagoona hakad galiyay ganacsiga iyo isku socodka gaadiidka.
“Waxaan arkay dad badan oo la qabtay oo la fariisiyay hareeraha wadooyinka qiyaastii waxa ay gaarayeen in ka badan boqol ruux” sidaasi waxaa yiri Wariye Bille.
Howlaglka oo sameeyay dadka shacabka ah ayaa waxa uu imaanayaa iyadoo AMISOM ay sheegtay todobaadkii hore inay howlgal ka bilaabeyso Muqdisho

Mahad Ali Geesguud News Muqdisho

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it   This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

DHAGEYSO JAAKIYADDA BEESHA SHEEKHAAL EE DALKA JARMALKA OO TAAGEERO U DIRAYA MADAXWEYNE XASAN XAAJI

E-mail Print PDF

Jaaliyada kasoo jeeda Beesha Sheekhaal oo ku nool dalka Jarmalka ayaa taageerayay Xasan Xaaji Maxamed oo shalay Kismaayo oga dhawaaqay inuu yahay Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland State.

Sacdiyo Nuur oo kamid ah Jaaliyada ku nool dalkaasi Jarmalka oo lasoo Xiriirtay Saadaal media  ayaa sheegtay inay taageersanyihiin Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland Xasan Xaaji Maxamed oo isagu Kismaayo sheegay in lagu Caleema saaray.

 

Last Updated on Saturday, 25 May 2013 05:41
 
More Articles...
  • «
  •  Start 
  •  Prev 
  •  1 
  •  2 
  •  3 
  •  4 
  •  5 
  •  6 
  •  7 
  •  8 
  •  9 
  •  10 
  •  Next 
  •  End 
  • »


Page 1 of 2190


Newsflash