HALF TIME: Real Madrid Oo Qaybta Hore Kala Dirtay UD Melilla.

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa ku raaxaysatay qabta hore kulanka Copa Del Rey ee ay la ciyaarayso kooxda tabarta yar ee UD Melilla.

Kooxda caasimadda ayaa goolka koobaad ka heshay weeraryahankeesa M.Asensio, kaas oo daqiiqaddii 33-aad shabaqa gaaray.

Halka goolka labaad uu qadiiqaddii 35-aad shabaq ku ruxay isla Marco Asensio, kahor inta uusa Javi Sanchez 3-0 ciyaarta kadhigin daqiiqaddii 39-aad.

Kulanka ayaana qaybtiisi hore usoo idlaaday 3-0 oo ay ku hogaaminay so Real Madrid.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR