Halyeeyga kooxda Barcelona Andres Iniesta oo shaaca ka qaaday inuu wada hadal dhex maray City iyo macalinkeeda Pep Guardiola ka hor ku biirista horyaalka China.

Waxaa jiray warar sheegaya Pep Guardiola inuu isha ku hayey xiddigan qadka dhaxe ka ciyaara inuu lasoo saxiixan doono ka dib markii uu go’aan ku gaaray ka tagista kooxda Barcelona.

34-snao jirkan ayaa kooxda ku sugnaa 22-sano kaasoo bishii laasoo dhaafay ka tagay kuna biiray kooxda J-League ka ciyaarta ee Vissel Kobe.

Iniesta waxaa uu Barca u ciyaaray 675-kulan kaasoo 57-goal u dhaliyay halka uu 142-ciyaarayahan uu goolal ka caawiyay.

Wuxuu Cadena Cope radio u sheegay “ma jirin wax igala so xiriiray City, Guardiola marnaba ima soo wicin aniga”

“waan arkayye wararka suuqa ee saxaafadda ay sheegayeen, balse daacadii wada hadal nama uusan dhex marin”

“waxaan ka tagay Barca waxana tagay Europe, taasina wax micno ah sooma kordhinaysi”

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR