Jose Mourinho Oo Si Layaab Leh Taleefanka Ugala Hadley Daafacan Katirsan Chelsea.jhi

Jose Mourinho ayaa lagu soo warramayaa in uu taleefanka Kala Hadley daafaca Chelsea ee Zouma si uu uga faaidaysto daqiiqadaha u danbeeya daaqadda Kala iibsiga Premier League.

Xidigan heerka caalami ee reer France ayaa bartilmaameed waali ah u noqonaya Jose Mourinho kaas oo waayahanba suuqa karaadinayay daafac ka ciyaara qalbadda dhexe.

Sida ay ku warramayso L’Equipe Jose ayaa xiriir toos ah lasameeyay Zouma si uu u xoojiyo dadaalka uu xidigan ku keenayo Old Trafford.

Balse Chelsea ayaan diyaar u ahayn in ay daafacan ka iibis koox Kula xifaaltamaysa Premier League.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR