“Ka huleel Dr Mohmed Cabdi Gaboose Masrax siyaasad isagoo kab xidhan midna la laadinaya ?” (WQ: Abokor Maxamuud)

“Ka huleel Dr Mohmed Cabdi Gaboose Masrax siyaasad isagoo kab xidhan midna la laadinaya ?” (WQ: Abokor Maxamuud)

Masraxa siyaasada   Jsl waxa ka huleelay   Maanta sidda  uuu sheegay   isagoo kabna xidhan mid  laa laadinaya!  Dr Mohamed  Cabdi gaboose  . Waxa  u sabab ah marka  laga tago –afgobaadsigiisa  hadal-jeedinta uu la wadaagay  warbaahinta  guuldarada   xaqiiqa ah ,  ama biyo kama dhibcaan ah ee uu  ka joogo kaalintaa siyaasada ee   hamigiisu ahaa inuu hogaanka sare dalka qabto .    Waxa kow ka ah   inuu ku guuleysan wayey  degaan doorashadiisa iyo ummada ku ooman  codkoodii tageeradood iyo  isgarab-istaagoodii    oo aheyd ta u sahleysay  jaran-jarada inuu kor ugu sii socdo u  damciisu ahaa taasina ay noqotay  mid   ku ah laf-dhuuniga isu istaag waa Dr Gaboose .

Caqabada  laf-dhuuniga isataagtay  ku noqday Dr Gaboose mid kaligii ku dhacaday ama la soo gudboonaatay  ma ah  waa se  mid  uu wajaho  qof kasta  aduunka kale  iyo JSl ba siyaasigeeduba  kaas ah qof leh   karti aqoon waayo-aragnimo iyo howl-karnimo   iyo hufnaanteed   halkaan ku aqoonsada inuu joogo am gaadhay    markii  ay aheyd inuu  u hoolado  inuu noqdo celalyada   waxa ka suurto geliyo, wax ka -qabashada , iyo  wax- bedelka caqabadaha dhimashada iyo dhaawac dhiig-baxa  ah ku ah ummadiisa nolasheed .

Wadaad uu   qaaday  Dr Mohamed Cabdi Gaboose ee   ah inuu ka qancay  inaanu hanan karin  ama ay ku adag tahay  hanashada qalbiyadda  iyo qulubta ummaddissa guud ahaanteed   inuu ku qanciyo  aragtidiisa  siyaasiga ah ee laabtiisa ka guuxaysay in badan iyo  wax badana  u gole-joogsaday heer ay tahay iyo kaalin mudan oo aheydba go, aankan  kama danbeysata ah uu ka gaadahay  waxa hore u dhiftay  boqolaal  la mid aha ama wax dheera ama uu wax dheera kuwaas oo aan ka xusi-karro   gadh-cadaga Saleebaan Maxamuud aadan oo ay iskagga mid yihiin  guul-darada  degaan- doorashada  iyo   qancin kari-waaga  ummaddda  degaamada ku uuman  balse  Saleebaan Maxamuud aadan dhinac kale ka qab-saday  jenbiga siyasadda iyo hormuudka dalka hogaankiisa ah  welin uu ku jiro  kaalinta muga iyo misaanka leh  ee ah  qaranka dhisida iyo  horumarintiisa , halka uu Maanta.

 Dr Mohamed Gaboose isagga oo fursado badan haysta xaalado badan oo kaalinta  mudan wax kagaga qaban-karro ama uu buuxin karro   ku go,aan qaatay  inuu farah ka qaado sidda uu sheegay balse noqon karta mid wax ka soo noqo karan  oo ah waxa soo celin karra ama dib yidadilo u gelin karra noqon karaan wax- rabbi u gaar iyo  dhacdooyin  qasbi-karra  inuu dib u soo jaleeco masraxa-siyaasada  ee uu  gole-heeda  ka gaabsaday   haddii rabbi idmo .

Waxa kale oo la odhan kara waxa iyagunna qasbay Dr Mohamed gaboose  wacyiga la joogo  qarnigan  iyo bulshad hada kacday  oo  uuna la jaan-qaadi karin wax yaabo badan oo jira awgood ay kow ka yihiin in da, yartu tahay mid hadda aad ugu howlan  ahna kuwo isu diyaarinaaya  siddii ay  hanan kasta iyo kaalinta mugeed iyo mudanteed le ula  wareegi la hayeen da, daa Dr gaboose  yahay mid had xil haya iyo mid aan heyn  sidaas ay ka mid yihiin waxyabaha ugu waa weyn ee qasbay  madam uu yahay Dr wax badan oo dadka caadiga ama farsamad siyaasad kaliya yaqaan am wax ka  dheegatay aanay hore u akhriyi karin halkaan dhinac  uu qeexay  rabbi  u dhawaansha ah iyo   mutate-wacnimad uu dhaqaaqo ay ku lifaqan tahay oday-tinimad  waayo-aragnimad iyo talo-siinta  cid kast iyo cid walbo  uu wax la qaban karro am wax wanaag ah ku kordhin karro, sidaa kale waxa uu  iyaggan is dul-taagay  qodob muhiim u ah  aayaha iyo waarid nololeed ummadda iyo qaranka   kuwaas uu oo ka soo qaatay  kuwo aas aasi u ah Dowladnimad wadadjirka ummada iyo wax-wadda qabsigeeg oo uu si xilkasnimo u sheegay ayna ka mid yihiin in hananka dawaladnimadu ee Jsl hrgalay am ka hano-qaaday 30sandood ugu  yahay  mid  ku dhexe-jirto  kali-talinimo iyo laan-kaliya  goaankeed oo halis u ah  in dhawac- hali ah ku yimaado dawladnimad iyo horumarinteed iyo korinkeeda waajiba .

 Si kasta ahaate  masrax siyaasig ee ka nas-nimada ka galay  Dr Mohamed noqn doon mid aan bixidiisa  aad oo dhaadin am loo tebin balse waxa kaliya ee tebi-doona uu noqon-doono ganasigiis u gaar ahaa . Wax kasto kalifay go,aanka  u gaar ka ee uu gaadahay Dr Mohamed  waa mid mudan in lagu han-balyeeyo isla markaan sidda wanaag iyo aqoonta  , waayo-aragnimad iyo haldoorka  naftiisa wanageed iyo samaheed u door biday lagu bogaadiya oo lagu qaderiyaa  sidda oo kale lagal howl gal  samofalka iyo mutate-wacnimad uu uu talo-goostay in kast iyo wax kastoo lagala qaban karro am garab-laga siin karro .

 Qorra  Madax-banan

Abokor Maxamuud

Abokor14_@live.co.uk

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR