Kenya oo beenisay warar laga baahiyey wasiir Oomaar

[unable to retrieve full-text content]

Nairobi (Caasimada Online) – Wasaaradda gaadiidka kenya ayaa shaacisay inuusan wasiirka duulista hawada ee Somalia, Maxamed C/llaahi Salaad “Oomaar” uusan wax door ah ku lahayn qandaraaska loogu tartamayey wakiilka guud ee iibinta ee xafiiska shirkadda diyaaradaha Kenya Aiweys u jooga dalka Somalia. Shirkadda Kenya Airways waxay bishii November ee sannadkii hore soo bandhigtay qandaraas ay […]

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR