Kullamada kooxaha waaweyn ee horyaalka Premier League toddobaadkan, xilliyada la daawan doono iyo garsoorayaasha dhexdhexaadin doona!

Sabtida 15ka Septembar Kulamada Epl-ka la ciyaari doono iyo garsoorayaasha dhex dhaxaadin doono oo lagu wada dhabaqay Kulamada qaar isku Saacada ah Aalada var ayaa Loo isticmali doonaa kaliya kooxaha top6-ka baa idiinla wadaagayaa

Tottenham Hotspur v Liverpool saacada 14:30 Xilliga Africada bari Garsooraha: Michael Oliver, Caawiyayaasha: Stuart Burt, Simon Bennett Sarkaalka afaraad: Kevin Friend

Chelsea v Cardiff City Saaacda 17:00 galabnimo Xilliga Africada bari Garsoore: Jonathan Moss, Caawiyayaasha: Harry Lennard, Andy Halliday Sedaxaad: Tim Robinson

Man City v Fulham Saacada 17:00 galabnimo Xilliga Africada bari Garsoore: Stuart Attwell, Caawiyaasha Constantine Hatzidakis, Richard West Sarkaalka afraad: Martin Atkinson

Newcastle United vs Arsenal Saacada 17:00 Xilliga Africada bari Garsoore: Lee Probert, Caawiyayaasha: Simon Beck, Adrian Holmes Sarkaalka afaraad: David Coote

Watford v Man Utd Saacada 19:30 Xilliga Africada bari Garsooraha: Mike Dean, Caawiyayaasha: Darren Cann, Dan Robathan Sarkaalka afraad: Paul Tierney

Warbixintan waxaa nala wadaagay Ustaad Abdirahman Aduunyo.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR