Kulmiye iyo UCID oo isku raacay xilliga ay ka dhaceyso doorashadda Baarlamaanka Somaliland

Xisbiyada UCID iyo KULMIYE ayaa ku heshiiyay in doorashooyinka baarlamaanka iyo degaanka la qabto bisha November 2019ka, iyadoo doorashada ay qabanayaan guddida doorashooyinka ee hadda jooga.

Xisbiga Wadani ayaa ka qeyb ka aheyn Xisbiyadda gaaray Heshiiskaan cusub.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR