Ma Aragtaan Barcelona!! Daawo Neymar Oo Gool Wareer Ah U Dhaliyay PSG

Xiddiga kooxda PSG ee Neymar ayaa u muuqda mid iska iloobay suuqii xagaaga isaga oo kooxdiisa ku hogaamiyay guul muhiim ah kulankii ugu horeeyay ee uu ku soo laabtay shaxda kooxda.

Neymar ayaa xagaagii oo dhan lala xidhiidhinaya kooxda Barcelona isaga oo xitaa dalbaday in laga iibiyo kooxda Barcelona si uu ugu laabto kooxdiisii hore.

Barcelona ayaa si aad ah u doonaysay saxiixa Neymar laakiin kooxda PSG ayaa ku adkaysay qiimaha xiddiga iyaga oo ugu dambayn isaga hadhay baacsiga xiddiga.

Neymar ayaa durba Barcelona tusay waxa ka maqan kadib markii uu gool qurux badan u dhaliyay kooxdiisa kuna muujiyay in uu wali leeyahay cajiib ah.

Hadaba Halakn hoose ka daawo goolka uu Neymar guusha ugu hogaamiyay PSG.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR