Madaxweyne Gaas oo goor dhaw ka hadli doona Mashaariicda Imaaraatka Carabtu ay ka fulinayaan gudaha Puntland.

Bosaso-[Punland Pos]Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas aya lagu wadaa in goor dhaw qaban doono shir jaraa’id sidda ay sheegayaan warar ay ku helayso Warbaahinta Puntland Post waxaana shirkan Jaraa’id wararku sheegayaan in looga hadlayo arrimaha khuseeya dhanka Mashaariicda Imaaraatka Carabtu ay ka fulinayaan gudaha Puntland.

Wararku waxay sheegayaan in Madaxweynaha Puntland ay xalay wada hadalo yeesheen saraakiisha Imaaraatka Carabta oo ay ka wada hadleen arrimaha taagan iyo sidii xal deg deg ah looga gaari lahaa, waxaana la sugayaa natiijadii ka soo baxday oo uu ka hadli doono Madaxweyne Gaas.

Wariyaasha ayaa hadda kusugan ayaa hada ku sugana gudaha Xarunta Ciidamada Bada ee Punland halkaas oo Madaxweynaha lagu wada in uu gaaro islamarkan uu baad Saxaafada kula hadlo.

Shirka Jari,aad ee Madaxweyn Gaas ayaa ku soo beegmaya xili Dawlada Imaaraadka Carbtu ay joojisaya hawlhii tageerida ee Soomaliya

Wixii soo kordha la soco Puntland Post insh allah

The post Madaxweyne Gaas oo goor dhaw ka hadli doona Mashaariicda Imaaraatka Carabtu ay ka fulinayaan gudaha Puntland. appeared first on Puntland Post.

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR