Madaxweyne ku xigeenka jsl oo salaadda Ciidal Adxada la tukaday shacbiga ku dhaqan Caasimada Somaliland ee Hargeysa

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo salaadda Ciidal Adxada la tukaday kumanaan ka mida shacbiga ku dhaqan Caasimada Somaliland ee Hargeysa

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR