Madaxweyne Waare oo cafis u fidiyay Ciida awgeed Maxaabiis.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedla Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa munaasabadda Ciidul Fidriga aawgeed cafis u Fidiyay Maxaabiis kala duwan oo ku jiray Xabsiyada deegaanada maamulkaasi.

Wareegtada uu soo saaray Madaxweynaha Hirshabelle ee maxaabiista Cafiska ugu fidiyay ayaa u qornayd sidan:-

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR