Manchester United Oo Kafiirsanaysa In Ay Qandaraaska U Kordhiso Xidigaheedan Qadka Dhexe.

Starsport ayaa fahansan in Manchester United ay ka fakarayso in ay qandaraaska u kordhiso labada xidig ee reer Spain Juan Mata iyo Anderson Herrera.

Mata oo 30-jir ah iyo Herrera oo 29-jir ah ayaa labaduba Waxaa qanadaarskooda kaga haray kaliya halsano.

Labadan xidig ayaa lafahansanyahay in labadooduba ay niyad jab kunoqon doonto haddii aysan United Ku abaal Marin heshiisyo cusub .

Balse xidigahan horay uga soo ciyaaray LA Liga ayaa ah kuwa fursad u haysta in ay umuujiyaan tababaraha kooxda Jose iyo madaxda saraba in ay yihiin kuwa u qalma in lasiiyo heshiisyo cusub.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR