Manchester United oo lasoo warinayo in sideed ciyaarayahan oo daafaca dambe ka wada ciyaara ay suuqa kala iibsiga ka dooneyso.

Manchetser evening news ayaa sheegtay  Mourinho inuu doonayo liis ciyaarayahano ah oo daafaca dambe ka wada ciyaara kuwaasoo haatan caalamka laga daawado qaab ciyaareydkooda wanaagsan.

Waxaa lasoo warinayaa Mourinho in uu doonayo daafacyada dambe oo kala ah Raphael Varane, Jerome Boateng, Kalidou Koulibaly, Toby Alderweireld, Milan Skriniar, Alessio Romagnoli, Jose Gimenez iyo Caglar Soyuncu.

Tottenham daafaceeda Alderweireld ayaa ah dooqa koowaad ee ay suuqa xoga ka saari doonan si ay Spurs kala soo saxiixdaan.

Balse madaxweyne Daniel Levy ayaa banooni adag la ciyaaraya – sidoo kale united ayaa diyaarsate misne suuqa kasii doonaysa xiddigo kale.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR