Premier League: Wax Ka Ogoow Xaqiiqooyin Muhiim Ah Oo Aad Uga Baahantahay Kulanka Manchester City Vs Fulham.

Man City iyo Guardiola ayaa doonaya in ay sio wadaan hardankooda ay ku difaacanayaan Premier League.

Citizens ayaa diyaar u ah kaguu gaaraan ay kulanka ay hortagyaan Fulham si ay ula xisaabtamaan Reds iyo Blues.

Haddaba halkan ka aqriso xaqiiqooyinkan laga diiwaan galiyay kulanka.

Todobaadka 5-aad EPL: Man City Vs Fulham Sabti 15 Sep, 5:00 galabnimo xiliga geeska Afrika).

Man City 11-sano ka hor ayaa ugu dambeesay koox horyaalka heerka labaad ka timid inay guuldaro kala kulmaan ayagoo garoonkooda joogaan waxayna ahayd markaas Reading inay ka badisay Feb 2007, kadib City waxay ka badiyeen 29-kulan iyo afar bar bar dhac kooxaha horyaalka ku cusub xili cayaareed walbo.

Man City 3-kulan ugu dambeesay Fulham garoonkooda kula cayaareen wax gool ah lagama dhalinin dhamaan tartamada kala duwan.

Man City waxay guuleesteen 36-ka mid ah 38-kulan ugu dambeesay EPL cayaareen.

Sadaasha kulankan:
Man City 3-0 Fulham (BBC)
Man City 3-1 Fulham (WhoScorred)
Man City 4-1 Fulham (Zakarie Abdi)

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR