PRWMIR LEAGUE:Safafka Rasmiga Ah Ee Kulanka Arsenal Vs Man United, Xilli Uu Paul Pogba Kaydka Fadhiyo.

Arsenal ayaa doonaysa in ay sii wadato guulaheeda xiriirka ah marka ay wajahdo kooxda tababare Jose Mourinho ee Man United.

Jose Mourinho ayaana lasoo shirtagay shax ay ka maqanyihiin xidigaha Romelu Lukaku iyo Pogba kuwaas oo soo fariisan doona kaydka.

Man Utd XI: De Gea, Dalot, Bailly, Smalling, Rojo, Darmian, Herrera, Matic, Lingard, Rashford, Martial.

Arsenal XI: Leno, Bellerin, Mustafi, Sokratis, Holding, Kolasinac, Torreira, Guendouzi, Ramsey, Iwobi, Aubameyang.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR