Rag Loo Heysto Qaraxyadii Muqdisho ja dhacay Dil Toogasho Lagu Xukumay.

Maxkamada darajada koowaad ee Ciidanka qalabka sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku riday Xasan Cali Macalin Barre halka xabsi daa’in ay ku riday Sayid Cali Aadan Nuur oo lagu helay inay ka dambeeyeen Qaraxii ka dhacay xaafada Kaawo godey ee degmada Wadajir 26 November sanadkii hore. maxkamada ayaa sii daysay Muxudiin Maxamed Axmed oo lagu waayay dambigaas.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR