RASMI: Barcelona Oo Ku Dhawaaqday Xidgaha Kaga Qayb Galaya Kulanka Real Sociedad.

Barcelona ayaa shaacisay xidigaha ku matali doona kulanka La Liga ay la ciyaari doonaan Rela Sociedad.

Xidigahan oo kakooban 24-ciyaaryahan ayaa wax ka maqnaan doona xidiga dhawaan galka ah 33 Malcom xilli safkan lagu arki doono Rafinha Alcantara.

Aleñá iyo Arthur ayaa lagaa saaray safkan, halka Denis Suarez, Samper, iyo Samper ay ku maqnaan doono dhaawacyo ay qabaan awgood.

Haddaba waa kan safka oo dhammaystiran

GOOLHAYAYAAHSA: Ter Stegen, Cillessen;

DAAFACYADA: Semedo, Piqué, Lenglet, Jordi Alba, Umtiti, Vermaelen;

QADKA DHEXE: Rakitic, Sergio, Coutinho, Rafinha, Roberto, Vidal;

WEERARKA: Luis Suárez, Messi, Dembélé, Munir.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR