RASMI: Borussia Dortmund oo lasoo wareegtay Achraf Hakimi.

Kooxda kubada cagta ee Real Madrid ayaa xaqiijisay inay laabkeeda Achraf Hakimi amaah ku siisay kooxda Borussia Dortmund.

Hakimi ayaa laba sanadooda kasoo ciyaari doono horyaalka Bundesliga xilli ay labada kooxood ku heshiiyeen arrintan.

Xiddigga reer Morocco ayaa heysan booska joogtada ah ee garoonka Bernabeu, sidaas darteed waxa ay u noqon doontaa fursad fiican si uu u muujiyo tayadiisa.

Alvaro Odriazola ayay Los Blancos kasoo qaadatay kooxda Real Sociedad kaasoo keyd u noqon doona Dani Carvajal oo ah dookha koowaad.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR