Safiir cusub oo Mareykan ah oo loo soo magacaabay Soomaaliya

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Donald Y. Yamamoto u magacaabay in uu noqdo safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan arrimaha Soomaaliya.

Mr. Yamamoto ayaa hadda ah ku xigeenka kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka ee xafiiska arirmaha Afrika.

Waxa uu horey usoo noqday sii-hayaha kaaliyaha xoghayaha xafiiska arrimaha dibedda.


Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR