Safiirkii Jaamacadda Carabta ee Somaliya oo geeriyooday



Waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Safiirkii Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiyay Jaamacadda Ambassador Xamuud Al Xuweydi.

Geerida Safiirka ayaa timid kadib markii sida la sheegay uu ku soo booday xanuun kadis ah, isaga oo si caadi ah u jooga.

Dowladda Federalka Somaliya ayaa qoraal kooban oo ay soo saartay waxa ay kaga tacsiyadeysay geerida ki timid Safiirkii Somaliya u fadhiyay Jaamacadda Carabta ee maanta geeriyooday.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR