SAWIRO: Saxiixa cusub ee Barcelona Yerry Mina oo la kulmay Messi & Suarez – ma qiyaasi kartid inta uu ka dheer yahay

Saxiixa cusub ee Barcelona Yerry Mina ayaa soo gaaray galabta xerada tababarka kooxda, balse qof walba wuxuu aad ula yaabay inta uu ka dheer yahay xidiga reer Argentina Lionel Messi iyo sidoo kale Luis Suarez.

Labada xidig ee reer Koonfurta America ayaa si fiican usoo dhaweeyay iyagoo xabadka galiyay xidigii hore Palmeiras kaas oo aduun dhan 11.8 Malyan oo Euro ku yimid garoonka Camp Nou.

Dhamaan waa la dhoola cadeeyay, waxeyna u muuqdeen wajiyo isku faraxsan, daafaca reer Colombia waa 1.95 Mitir, halka Messi uu yahay 1.7 Malyan oo Euro.

SAWIRADII UGU DAMBEEYAY:

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR