Shacabka Garoowe oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Jubbaland.

Shacabka
kunool magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa siyaabo kala duwan waxa ay
uga hadleen doorashada madaxtinimada Jubbaland iyo arrimaha siyaasadeed ee ka
taagan magaalada Kismaayo.

Inta
badan shacabkii la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay aad u soo dhoweynayaan
xildhibaanadii ay ku dhawaaqeen guddiga xuduudaha iyo doorasshooyinka Jubbaland
ee shalay lagu dhawaaqay.

Shacabka ayaa ugu baaqay dhammaan shacabka, siyaasiyiinta iyo madaxda Jubbaland inay ilaashadaan nabadda iyo midnimada isla markaana ay iska ilaaliyaan in laga dhex faa’iidaysto.

MAQAL CODADKA

PUNTLANDPOST


Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR