Shaxaha Rasmiga Ah Ee: Liverpool Vs Napoli, Dortmund Vs Barcelona & Chelsea Vs Valencai

Tartanka Champions League ayaa si Rasmi ah u bilaabanaya caawa iyada oo goordhaw la ciyaari doono kulamo xiiso leh oo si weyn loo sugayo oo ay ciyaarayaan kooxaha ugu waaweyn tartanka.

Kulanka ka mid ah kulamada ugu xiisaha badan ayaa ah kulanka ay Liverpool martida u noqon doonto kooxda Napoli kulan ay Liverpool doonayso in ay ka fogaato guuldaro sidii xilli ciyaareedkii hore kulankii ka dhacay isla garoonka caawa.

Dhanka kale kulan xiiso leh ayaa dhex mari doona Borussia Dortmund iyo Barcelona kulan isha lagu hayo sida ay Barcelona u ciyaarto tartanka xilli ciyaareedkan.

Hadii aynu ka sii hadalno kulamada ee dhici doona kooxda chelsea ayaa marti galin doonta kooxda Valencia kulan dhankiisa xiiso leh kooxda Blues-na doonayso in ay gaadho guul muhiim u ah.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Napoli Vs Liverpool:

Napoli:Meret, Di Lorenzo, Manolas, Koulibaly, Mario Rui, Allan, Fabian, Callejon, Insigne, Mertens, Lozano

Liverpool: Adrian; Alexander-Arnold, Matip, Van Dijk, Robertson; Henderson, Fabinho, Milner; Salah, Firmino, Mane

Kaydka: Kelleher, Wijnaldum, Lovren, Gomez, Oxlade-Chamberlain, Lallana, Shaqiri

Shaxda Rasmiga Ah Ee Borussia Dortmund Vs Barcelona

Dortmund:

 

Barcelona: Ter Stegen; Semedo, Piqué, Lenglet, Alba; Busquets, De Jong, Arthur; Ansu Fati, Suárez, Griezmann.

Kaydka: Neto, I. Rakitic, Todibo, Messi, S. Roberto, Vidal, C. Pérez

Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea Vs Valencia:

Chelsea: Kepa, Zouma, Christensen, Tomori, Azpilicueta, Kovacic, Jorginho, Alonso, Mount, Willian, Abraham.

 

Valencia: Cillessen, Wass, Gabriel, Garay, Gaya, Kondogbia, Coquelin, Parejo, Cheryshev, Rodrigo, Gameiro.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR