Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Atletico Madrid iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Madrid) 21 Nof 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Atletico Madrid iyo Barcelona ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey

Kooxda Atletico Madrid ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Barcelona si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka La Liga ee dalka Spain

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Atletico Madrid iyo Barcelona horyaalka La Liga dalka Spain.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Atletico XI: Oblak, Savic, Trippier, Saul , Koke, Carrasco, Gimenez, Correa, Hermoso, Llorente, Felix

Subs: Diego Costa, Vitolo, Kondogbia, Felipe, Lemar, I. Grbić, Saponjic, Lodi, Moya, Sergio Camello, Ricard Sánchez

Barcelona XI: Messi, Pique, Pjanic, Alba, Griezmann, Ter Stegen, Roberto, Lenglet, Dembele, De Jong, Pedri

Subs: Coutinho, Neto, Braithwaite, Alena, Firpo, Trincão, Dest, Arnau Tenas, Riqui Puig, Óscar Mingueza

Gool FM.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR